Caynaba Media Group

Shirkada Beeyada Ka Ganacsata Ee Asli Maydi Oo Bilawday Inay Macdantii Wadanka Beeyo Ahaan Uga Dhoofiso Marsada Berbera Iyo Ka War Hayn La Aanta Xukumada

0
Thursday June 01, 2017 - 02:45:28 in Wararka
  • Visits: 1482
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Shirkada Beeyada Ka Ganacsata Ee Asli Maydi Oo Bilawday Inay Macdantii Wadanka Beeyo Ahaan Uga Dhoofiso Marsada Berbera Iyo Ka War Hayn La Aanta Xukumada

    Shirkada Beeyada Ka Ganacsata Ee Asli Maydi Oo Bilawday Inay Macdantii Wadanka Beeyo Ahaan Uga Dhoofiso Marsada Berbera Iyo Ka War Hayn La Aanta Xukumada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Beeyada Ka Ganacsata Ee Asli Maydi Oo Bilawday Inay Macdantii Wadanka Beeyo Ahaan Uga Dhoofiso Marsada Berbera Iyo Ka War Hayn La Aanta Xukumada

 

Shirkada Ka Ganacsata Xabkaha Iyo Faleenka Ee Asl Maydi Oo Bulshadu U Taqaano Kalya inay Ka Ganacstao Beeyada Ayaa Hadda Blawday Dhaqdhaqaaqyo Ka Duwan Iibka Beeyada Taasi Oo Ah In Ay Si Tuuganimo Ah Marsada Berbera Uga Rarto Macdanata Kala Duwan Ee Gobalka Sanaag .

 

Ilo Lagu Kalsoon Yahay Ayaa Sheegay In Wilka Gudoomiyaha Ka Ah Shirkaadaasi Barkhad Jibriil Xasan Oo Dhaqan Celis Ahaan Dalka Loo Keenay Uu Bilaabay Xatooyada Macdantaasi Waxaana Dadka Buuralayada Ee Gobalka Sanaag Uu Kasoo Qaatay Macdan Tiro Badan Oo Isugu Jirta Dhagxaan Dahaba Iyo Qaybo Tiro Badan Oo Ka Tirsan Ansaarata Iyo Macadanta Gobalkaasi Waxaana Wararku Sheegayaan In Beeyo Ahaan Loo Dhoofyo iyada Oo Lagu Sii Dhex Qariyo Beeyada Shirkaadasi Uga Dhoofta Dekedda Berbera ,Waxaana Taas Sabab Weyn Noqotay Maadama Oo Aaan Haba Yaraate Wax Baadhis Ah Lagu Samayn Hantiga Beeyada Ee Ka Dhoofa Dekada Berbera Oo Jawaano Iyada Oo Ay Ku Jirto La Raro

 

Si Kastaba Ha Ahaate Mulkiilaha Shirkadaasi Mr Barkhad Ayaa Caan Ku Noqday Falalka Budhcadnimada Iyo Xeeladaha Ka Baxsan Nidaamkiisa Shaqo Ee Beeyada Oo Uu Badhkeed Degaanadii Ay Ka Bixi Jiraty Uu Been Abuur Kaga Sheegay inay Xumaatay Oo Ay Nasiimo U Baahantahay Taasi Oo Quul Daruurugii OO Bulshada Buurlayada Ka Xidhay Uu Ku Bedeshay Inuu Lacag Xad Dhaafa Kaga Qaato Well Banka

 

La Soco Warbixino Taxane Ah Oo Ku Saabsan Dhaq Dhaqaaqyda Shirkaadaasi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip