Caynaba Media Group

Sawiro:Sahamintii Shidaalka Ee Goboladda Barriga Qaarkood Oo Lasoo Gebo Gebeeyey.

0
Tuesday May 30, 2017 - 11:45:08 in Wararka by MA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 1371
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro:Sahamintii Shidaalka Ee Goboladda Barriga Qaarkood Oo Lasoo Gebo Gebeeyey.

    Hargeysa(CYN)Wasaarada Macdanta Somaliland Oo Soo Gabo Gabeysay Wajigii Kowaad Sahaminta Gobolada Togdheer Iyo Saraar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(CYN)Wasaarada Macdanta Somaliland Oo Soo Gabo Gabeysay Wajigii Kowaad Sahaminta Gobolada Togdheer Iyo Saraar
Wasaarada Tamarta iyo Macdanta iyo shirkadaChinese ka ahayd ee sida wada jirka ah uga waday shaqada sahaminta shidaalka Gobolada Togdheer iyo Saraar ama block yada 10 iyo 13 ayaa soo gebo_gebeeyey wejigii koobaad ee shaqada taas oo ahayd banayn iyo garaacis {clearance and 2D-seismic survey } iyada oo la baneeyey lana garaacay 500km oo kamida 1500km oo ku talo galku yahay in shidaal laga sahamiyo
Image may contain: 1 person, standing

 

.
shaqada ayaa soo gebo gebawday 26/5/2017 ka dib muddo lix bilood ku dhaw oo ay halkaas ka socotay waxaanay ku soo dhamaatay wejigii koobaad si habsami ah sida ay xaqiijiyeen Agaasimaha guud ee wasaarada mudane Siciid Axmed Jibriil iyo Agaasimaha Waaxda Shidaalka mudane Eng. Axmed Iidaan waxaanay sheegeen in shaqadii sahaminta loo soo wareejiyey dhinaca galbeedka ama block ga oodweyne waxaanu Agaasmaha guud sheegay in shaqaalihii kaamka joogay badankoodii iyo qalabkiiba loo soo raray dhinaca oodweyne halkaas oo shaqadii banayntu {clearance} ka bilaaban tay 9/4/2017 iyadoo la baneeya 500KM halka garaacistuna {2D-eismic survey } ay bilaabantay 28/5/2017 lana garaaci doona 1000KM kadibna waxaa lagu noqon doonaa dhinacii bariga iyadoo la sahamin doono dhul caabirkiisu dhan yahay 1000KM intaa ka bacdina waxaa dibloogu soo noqon doono blockga oodweyne lana sahamin doonaa 500KM sidaana ay ku soo gebo geboobi doonto in la sahamiyo dhul bedkiisu dhanyahay 3000KM
Image may contain: sky and outdoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: one or more people, sky and outdoorNo automatic alt text available.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip