Caynaba Media Group

Sawiro:Safaaradda Somaliland Ee ETHIOPIA Iyo Ardayda Dalkaasi Wax Ka Barata Oo Si Weyn U Xusay Munaasibadii 18 May.

0
Sunday May 21, 2017 - 11:50:11 in Wararka by MA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 756
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro:Safaaradda Somaliland Ee ETHIOPIA Iyo Ardayda Dalkaasi Wax Ka Barata Oo Si Weyn U Xusay Munaasibadii 18 May.

    Hargeysa(CYN)Ardayda reer Somaliland iyo Safaaradda Somaliland ku lee dahay wadanka ETHIOPIA ayaa xaflad balaadhan oo ay soo agaasimeen waxay ku qabteen caasimada Ethiopia ee Addis Ababa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(CYN)Ardayda reer Somaliland iyo Safaaradda Somaliland ku lee dahay wadanka ETHIOPIA ayaa xaflad balaadhan oo ay soo agaasimeen waxay ku qabteen caasimada Ethiopia ee Addis Ababa.
xafladan ayaa lagu xusaayey munaasibadii 18 May ee sannadkan, iyada oo ay ardayda iyo Safaaradda ay kala qayb galeen masuuliyiin ka socotay xukumada Somaliland , kuwaas oo halkaasi ka jeediyey khudbado kala duwan .
masuuliyiinta halkaasi kasoo qayb gashay waxa kamid ahaa  Wasiir u dawlaha arrimaha dibada ee Somaliland Maxamed Mixile Boqore, la taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland  Cali Maxamed Warancade, Safiirka Somaliland Ethiopia u fadhiya Cali Shoombe, Safiir ku xigeenka Somaliland u jooga Ethiopia Amb Ayaanle iyo masuuliyiin kale.
waxaana xafladaasi oo ahayd mid balaadhan  si weyn usoo qaban qaabiyey ardayda reer Somaliland ee dalkaasi Ethiopia wax ka barta , iyada oo noqotay xafladii ugu quruxda badnayd ee dalkaasi laga dhigo.



 





























Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip