Caynaba Media Group

Sawiro:Hoyga Uu Degan Yahay Madaxweynaha Dunida Islamka Ugu Awooda Badan+Waa Kuma Madaxweynahaasi.?

0
Friday April 21, 2017 - 19:48:09 in Wararka by RA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro:Hoyga Uu Degan Yahay Madaxweynaha Dunida Islamka Ugu Awooda Badan+Waa Kuma Madaxweynahaasi.?

    Istanbul(CYN):Hoyga Uu Degan Yahay Madaxweynaha Dunida Islamka Ugu Awooda Badan+Waa Kuma Madaxweynahaasi.?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Istanbul(CYN):Hoyga Uu Degan Yahay Madaxweynaha Dunida Islamka Ugu Awooda Badan+Waa Kuma Madaxweynahaasi.? Guriga (AK SARAY) oo macnaheedu yahay Aqalka Cad ayaa waxaa la sheegay inuu yahay mid ka mid ah dhismayaasha dunida ugu waaweyn ee la dhiso boqolkii sano ee la soo dhaafay.

Gurigani ayaa waxaa uu ka kooban yahay illaa 1,100 qol, 250 ka mid ah qolalkaasi waxaa si gaar ah u isticmaala milkiilaha gurigan oo ah Madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

Gurigaani cajiibka ah ee lagu qiyaaso in 30 jibaar in uu ka weyn yahay Aqalka Cad ee Mareykanka looga arramiyo ayaa waxaa lagu qurxiyey midabo indhaha soo jiidanaya wuxuuna leeyahay jardiinooyin loo daawasho tago oo uu doog ka baxayo.


Waxaa ku fidsan roog qaali ah oo noociisa uu yahay gaduud, kaasoo Madaxda lagu soo dhaweeyo markay Garoomadda kasoo degayaan.

Dhismaha gurigan ayaa waxaa la soo gaba gabeeyay sanadii 2014, wuxuuna ku yaalaa bartamaha magaaladda Ankara ee caasimadda wadanka Turkiga, waxaana ku baxday lacag aad u fara badan.

Gurigan ayaa waxaa ku nool madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo 63 sano jir ah, qoyskiisa shaqaalihiisa gaarka ah & ilaaladiisa.

Waxyaabaha indhaha soo jiidanaya ee gurigan dheeryahay guryaha kale waxaa ka mid ah, sharaxaada lagu sharxay ee dahabka iyo habka cajiibka leh ee loo farsameeyey.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip