Caynaba Media Group

Nin Xaaskiisii Oo Uur Lahayd Si Fool Xun U Dilay .

0
Friday April 21, 2017 - 11:01:30 in Wararka by MA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Xaaskiisii Oo Uur Lahayd Si Fool Xun U Dilay .

    Muqdisho(CYN)mid kamid ah magaalooyinka ugu caansan dalalka Somalida ayaa xaaskiisii si fool xun u dilay, iyada oo uur u lahayd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(CYN)mid kamid ah magaalooyinka ugu caansan dalalka Somalida ayaa xaaskiisii si fool xun u dilay, iyada oo uur u lahayd.

Ninkan ayaa ku noolaa magaalada Jawhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe , isaga oo ku dilay tuulo lagu magcaabo Tugaare oo waxyar u jirta magaalada Jawhar.

Dadka degaankaas ayaa sheegay in ninkan iyo xaaskiisa oo uur lahayd uu muran iyo khilaaf soo kala dhex galay, kaas oo keenay in uu markii dambe dilay, waxaanu ku dhuftay xabad .

Ninkan ayaa isla goobtaasi ka baxsaday markii uu goobtaasi dilka ka geystay, waxaanay gabadhani u haysay gabadh , waxaana lagu magcaabi jiray Cabdilaahi Isaaq , halka gabadhana lagu magcaabi jiray Faay Cabdiqaadir.

Waxa dalkaasi Somaliya kusoo badanaaya maalmihii ugu dambeeyey dilalka ay raggu u geysanayaan dumarka ay qabaan, iyada oo lagu sababaynaayo masayr iyo khilaafyo soo kala dhex gala qoysaskaasi .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip