Caynaba Media Group

Xamar iyo xeraday kala oodan Kala xidhan xududayadu.

0
Wednesday April 19, 2017 - 19:33:16 in Maqaallo by GI_Wararka Caynaba News
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xamar iyo xeraday kala oodan Kala xidhan xududayadu.

    Xamar iyo xeraday kala oodan Kala xidhan xududayadu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xamar iyo xeraday kala oodan Kala xidhan xududayadu


1988 waa maalin anan ilaabayn oo qarankaygana aan ilaabayn inta usoo halgantayna aanay ilaabayn meelna kaga suntan qaranka Somaliland loona sheegi mayo wax ma garato iyo qof aan caqli ku filan haysan markaad isku daydo waxa laguu gaystay ee ay kuu gaysatay dawalda Somalia

Waxaad is waydiisaa hada marka uu ku leeyahay walalo ayaynu nahaya markaa maxaynu ahayn??

Marka uu ku leyahay Somali ayaynu nahaay markaa miyaynaan Somali ahayn ??

Marka uu ku leyahay khaladkii dhaaf maxaan ku dhafaa??

Marka uu ku leeyahay dad diinta ku midooobay ayaynu nahay

Markaa miyaynaan ku mudoobin ???

Waxaan u arkaa inuu tahay danayste aan arxan kuu ahayn

Waa danayste aan dan kaa lahayn waa cadaw aan

Ku rabin dan gaar ah kaa leh

Waxaan dhalin yarta heer somaliand leyahay

Waxa jira qaar ku aabo wayay ku hooyo wyaay ku adeer wyaay

Ku walal iyo indr wayay

Adna hadaaad dhahdo waxaan u hiilinayaa Somalia oo Somaliland ma rabo

Waxaad tahay damiir lawe

Aan damiir iyo caqli toona lahayn

Xamar wan ka marmee waligeedba ha wareerto

Waxaanu nahay qaran talaabsaday oo taabo qaaday

Waxaaanu nahay shacab talaabsaday talo wada qaatay

Waxaanu naha shacab higsi leh ku ilaabay

Waxaanu nahay madaxtaabo qaaday aan kuu bahnayn

Waxaanu nahaay qaran namad ah aan kuu bahnayn

Waxaanu nahay wadan guul gaadhay

Xamaray kaa tashanee adiga iyo haad raawe ayaa is leh

Kaa maranee naga tir qalbiga

Dawlad calan loo shacab keedu mid yahay

Aqoon yahan keedu mid yahay

Madaxdeedu mid tahay

Waa heer Somaliland

 

By by xamaray duco qaado

Oo nabad galyo

Cabdisamed Giirre

Raygal55@gmail.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip