Caynaba Media Group

Dareenka Maanta Jira Iyo Dhibaatooyinka Haysta Somaliland... Qoraa Ustaad Asad Muuse Kibaar

0
Tuesday April 18, 2017 - 17:23:29 in Maqaallo by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 68
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dareenka Maanta Jira Iyo Dhibaatooyinka Haysta Somaliland... Qoraa Ustaad Asad Muuse Kibaar

    Haday dunida ceeb tahay dus-duskiyo khiyaamadu noo dabeeccad weeyaan Nin dilaala mooyee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haday dunida ceeb tahay dus-duskiyo khiyaamadu noo dabeeccad weeyaan Nin dilaala mooyee
degmadaan ku noolahay 
nin daryeel  yidhaahdaa 
duli buu kaa qoran  yahay" 
Maansadii daba-taxan ee Abwaan Gaariye Allaha u naxariistee.


Marka hore ilaahay baa mahad leh ii suurto-geliyay inaan maqaalkan qoro, intaa kadib waxaan salaamayaa Saxaafada iyo Akhristayaasha. 

Sida umada reer Somaliland ay wada dareensantahayba Dalka waxaa ka jira Abaaro iyo Dhibaatooyin ay weliba u dheertahay Sicir barar.

Dadkeenuna  noloshiisu waxay ku xidhantahay dhaqaalaha kasoo gala xoolaha iyo beeraha.

Xoolihii way madheen!, beerihiina Abaaro darteed warkoogaba'daa.

Siyaasiyiinta, masuuliyiinta maamulka inoo haya iyo Ganacsatada dareenkaa inta umadda la qeeybsaneeysa way yartahay ama maba jirtaba!.

Dad weeynihiina waxay ku sifoobeen: 
"Nimaan-kaba dareen qabin 
Inuu dayn ka maqan yahay 
Ayaan doono lagu karin.

Dulucdeyduu waxay tahay
Dowga aada boorama 
Kuma geeyo daafeed 
Xeerkiyo dastuurkii 
Loo dejana kuma fulo 
Raggu waa is dili jiray 
Dibna wuu u kaban jiray 
Weli dunida lama arag 
Cudur aan dawo laheyn 
Doqonimo mooyee.." -(Abwaan Gaariye) 

Walaalayaal dalka iyo dadka unaxa oo  ilaahay ka baqa oo Umadda u gurmada. ilaahay abaaraha ha inaga saaree.
 

 


 

Alla Mahad Leh. 

Qoraa Ustaad Asad Muuse Kibaar 
Email: asadmuuse03@hotmail.com 
Telephone: 063-4453653 
Boorama - Somaliland. 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip