Caynaba Media Group

Tacsi:Madaxweynaha JSL Waxa Uu Tacsi U Diraya MarxuumadSahra Xaaji Jaamac (Ina Xaaji Dhagax) Oo ku Geeriyootay Shalay Magaalada Hargeysa.

0
Tuesday April 18, 2017 - 16:05:33 in Wararka by RA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi:Madaxweynaha JSL Waxa Uu Tacsi U Diraya MarxuumadSahra Xaaji Jaamac (Ina Xaaji Dhagax) Oo ku Geeriyootay Shalay Magaalada Hargeysa.

    Tacsi:Madaxweynaha JSL Waxa Uu Tacsi U Diraya arxuumadSahra Xaaji Jaamac (Ina Xaaji Dhagax)oo ku geeriyootay shalay Magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi:Madaxweynaha JSL Waxa Uu Tacsi U Diraya arxuumadSahra Xaaji Jaamac (Ina Xaaji Dhagax)oo ku geeriyootay shalay Magaalada Hargeysa.

18/04/2017

TACSI MADAXWEYNE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland, ee ay ka baxday Alle ha u naxariisteeMarxuumadSahra Xaaji Jaamac (Ina Xaaji Dhagax)oo ku geeriyootay shalay oo ay taariikhdu ahayd 17 April 2017, Magaalada Hargeysa. Waxaanu madaxweynuhu si gaara uga tacsiyadaynayaa Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ay hooyadii ahayd iyo dhammaan reer Suldaan Maxamed meel ay joogaanba.

 



Madaxweynuhu waxa uu marxuumada ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaanba shacbiga Somaliland ee ay ka baxdayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

 

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Xuseen Aadan Cige (Deyr)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

--

Naasir Yuusuf Daahir

Secretary OfficeMediaof thePresidential

Hargeisa - Republic of Somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip