Caynaba Media Group

DHAMAAN MAAMULKA IYO SHAQAALAHA WASAARADA MAALIYADA G/SAAXIL WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN XISAABIYE KU XIGEENKII DEKEDA BERBERA OO GEERIYOODAY

0
Sunday April 16, 2017 - 23:04:45 in Maqaallo by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAMAAN MAAMULKA IYO SHAQAALAHA WASAARADA MAALIYADA G/SAAXIL WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN XISAABIYE KU XIGEENKII DEKEDA BERBERA OO GEERIYOODAY

    Isuduwaha Wasaaradda maaliyada G/Saaxil ahna Maamulaha Kastamka Berbera Mohamed Abdi Gurhan, Maamule Xigeenka 1-aad ee kastamka Berbera Cabdilahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isuduwaha Wasaaradda maaliyada G/Saaxil ahna Maamulaha Kastamka Berbera Mohamed Abdi Gurhan, Maamule Xigeenka 1-aad ee kastamka Berbera Cabdilahi Caydiid Jaamac, Maamule Xigeenka 2-aad ee kastamka berbera Saleebaan Maxamed Faarax (Saleban Goox), Maamulaha Cashuuraha Beriga G/Saaxil Ciise Muxumed Raage Madaxa Shaqadda iyo Shaqaalaha Kastamka Berbera Ciise Cali Xasan iyo dhamaan hawl wadeenada wasaaradda Maaliyada Gobolka Saaxil waxay Tacsi Tiiranyo leh u dirayaan XISAABIYE KU XIGEENKII Dekada Berbera Marxuunka Cabdirisaaqna Cali Xuseen oo Maanta ku GeeriyooDay Magaalada Hargaysa.
Waxaan marxuumka ilaahay uga baryeynaa in uu ku abaalmariyo Camalkiisii Wanaagsanaa Janadii Fardowsana Geeyo, Guud ahaan Qoyskeeda iyo eheladeediiba Dhamaantoodba ilaahay Samir iyo Iimaan Ilaahay haka siiyo AMIIN AMIIN AMIIN
????




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip