Caynaba Media Group

Hambalyo Meher Farxad Leh: Maxamed Xaaji Xasan iyo Marwadiisa Fadxa Faarax Xirsi

0
Saturday April 15, 2017 - 16:12:58 in Maqaallo by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meher Farxad Leh: Maxamed Xaaji Xasan iyo Marwadiisa Fadxa Faarax Xirsi

    Kayse Faarax Yuusuf, Mustafe Sayid Axmed, Cabdirashiid Maxamed Xaashi, Axmed Faarax Yuusuf, Khadar Maxamed Cali (ilkacase), Ibraahin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kayse Faarax Yuusuf, Mustafe Sayid Axmed, Cabdirashiid Maxamed Xaashi, Axmed Faarax Yuusuf, Khadar Maxamed Cali (ilkacase), Ibraahin

Cabdiqaadir Ibraahin (Eagle), Maxamed Cabdillaahi Yuusuf, Dr.  Maxamed Sayid Cabdiraxmaan, Dr. Cabdiraxmaan Xasan Axmed, Cawaale Xuseen Xasan, Mustafe Xasan Xaaji, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Mustafe Maxamed Cabdi (Jannaale), Ruun Xaddi Sabban, Ismahaan Xaashi Mabsuud, Cabdiraxmaan Caydiid Cabdi (Oday), Cali Gacal Guuleed.

Dhammaan Asxaabtaas iyo Asxaab badan oo kale, waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan oo u dirayaan;

Muusiishanka Caanka ah ee Maxamed Xaaji Xasan Maxamed

Iyo

Marwadiisa Fadxa Faarax Xirsi

Oo Meherkoodu ka qabsoomay magaalada Aw-Barre ee Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Khamiistii oo ay Taariikhdu ahayd 13-ka bisha 4-aad sannadkan 2017-ka, waxaanay leeyihiin noqda Lammaanihii isku waara, Ubad khayr qabana kala hela, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Aammiin…………. Aammiin……Aammiin. Allaah ha aqbalo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip