Caynaba Media Group

Daawo Caynaba TV Sahaminta Shidaalka oo si Habsami ah Uga Socota Gobolada Togdheer iyo Saraar iyo Ceelashii Ugu Horeyay oo la Xaqiijiyay Xadiga ku Jira

2
Wednesday March 22, 2017 - 12:10:29 in Wararka by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 2941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Daawo Caynaba TV Sahaminta Shidaalka oo si Habsami ah Uga Socota Gobolada Togdheer iyo Saraar iyo Ceelashii Ugu Horeyay oo la Xaqiijiyay Xadiga ku Jira

    BURCO(CYN)Sahaminta shidaalka oo si habsami ah uga socota gobolada togdheer iyo saraar qaybtii u dambaysay ee sahaminta shidaalka taasoo ka horaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BURCO(CYN)Sahaminta shidaalka oo si habsami ah uga socota gobolada togdheer iyo saraar qaybtii u dambaysay ee sahaminta shidaalka taasoo ka horaysa

soo saarista halkanu waa degaanka galool madoobe oo ka tirsan gobolka togdheer sida ay sheegeen hawl wadeenada gacanta ku haya ayaa sheegay in qalabkanu sheegayo xadiga shidaalkaku jira goob kasta isla markaana calaamadinaya halka lagu taagi doono riiga soo saaraya shidaalka sahaminta wejigeeda hore wuxu socon doonaa ilaa bali gubadle gobolka hawd soo saarka shidaalka ayaa bilaabmaya sanadkan dhamaadkiisa ilaa horaantiisa ilaahay

Waxay sheegeen oo kale shirkada baadhitaanka shiidaalka gacanta ku haysa in natiijadu tahay boqol kiiba boqol waana guul u soo hooyatay qaranka Somaliland oo mudo badan ku taamayay  in ay caalamka kaga midnoqdaan ganacsiga shiidaalka

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip