Caynaba Media Group

Televishankii Ugu horeeyey Ee Shaqo Saxaafadeed Ku Baaqa Iyo Sida Lagu Xulanayo Shaqaalahaasi

0
Monday March 20, 2017 - 21:17:20 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 1349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Televishankii Ugu horeeyey Ee Shaqo Saxaafadeed Ku Baaqa Iyo Sida Lagu Xulanayo Shaqaalahaasi

    Hargaysa(CYN)Eryal Tv wuxuu Naadinayaa shaqooyin ka bannaan.Tv-ga Shaqooyinkan oo iskugu jira qaar Maamul iyo kuwo Xirfadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(CYN)Eryal Tv wuxuu Naadinayaa shaqooyin ka bannaan.Tv-ga Shaqooyinkan oo iskugu jira qaar Maamul iyo kuwo Xirfadeed


 

1: Agaasimaha Guud ee Tvga

2: Madaxa suuq geynta


3: Madaxa maamulka iyo xisaabaadka,  

Shuruudaha Looga Baahan Yahay.
A: Inuu leeyahay waayo aragnimo ugu yaraan saddex sano

B: Inuu ku shaqayn karo Shuruucda Tvga

C: inuu Leeyahay Aqoon Uu Ku Gudan Karo Shaqadiisa

 

Qaybta xirfadlayaasha:

 

Qayta Xirfadlayaasha Oo Ka Kooban Wariyaal, Farsamo Yaqaano Iyo Sawir Qaadayaal

Shuruudaha Looga Baahan Yahay.

 

A: Inuu leeyahay waayo aragnimo shaqo oo ugu yaraan laba sano ah .

B: in uu akhriyi karo, qori karo waxna ku tebin karo afka A:Soomaaliga

B:English
C: Carabi

 

C: Inuu bulshada ku dhex leeyahay sumcad iyo dhaqan Wanaagsan .

D: Inuu ku shaqayn karo Shuruucda Tvga

 

Haddaba , waxa codsadeyaasha looga baahan yahay inay CV-gooda kusoo lifaaqan shahadooyinkooda

War ama Barnaamij ay sameeyeen.

 

Codsadeyaasha waa lasii kala Xuli doonaa inta soo baxda ayaana lala soo xidhiidhi doonaa iyada oo la Mari doono imtixaan guud.

 

Shaqooyinka xaga sare ku xussan waxa qabashada Araajidoodu socon doontaa muddo todoba maalmood ah oo ka bilaabmaysa 21March ilaa 27March 2017.

Wixii Araaji ah waxaad kusoo Gudbin kartaan

Eryaltv@gmail.com  Ama waxa aad kusoo hagaajin kartaan Xafiiska dhexe ee tvga oo ku yaal Agagaarka Miiska Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland Ama Kasoo Horjeedka Haayada Shaqo Doon Ee Magaalada Hargaysa

 

 .

Maamulka sare ee Eryal Tv

Hargeysa Somaliland 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip