Caynaba Media Group

Gudomiye jawaari ayaa diiday in la soo Hordhigo baarlamanka mooshin ku saabsan saldhiga milatarI ee imaraadka ay Somaliland siisay

0
Tuesday March 14, 2017 - 16:00:25 in Wararka by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 3056
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudomiye jawaari ayaa diiday in la soo Hordhigo baarlamanka mooshin ku saabsan saldhiga milatarI ee imaraadka ay Somaliland siisay

    MUQDISHO(CYN)Gudomiyaha baarlamanka somaliya jawaari ayaa ku gacan saydhay madaxwaynaha somaliya farmaajo ka dib markii uu madaxwaynaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUQDISHO(CYN)Gudomiyaha baarlamanka somaliya jawaari ayaa ku gacan saydhay madaxwaynaha somaliya farmaajo ka dib markii uu madaxwaynaha

somaliya mooshinka dhan ah saldhiga milatari ee Somaliland ka siisay imaraadka magalada Berbera

Masuul ka tirsan wasarada arimaha dabada dalka somaliya oo aanu arintan wax ka way diinay nagana codsaday in aan magaciisa la shaacin ayaa waxa uu noo sheegay in 6 casho ka hor

madaxwaynaha somaliya soo gudbiyay codsi ah in baarlamaanku u codeyaan saldhigaa milatari ee imaraadka Berbera laga siyay isagoo madaxwayne farmaajo ku an dacoonaya in ay somaliya ka mid tahay Somaliland aanay Somaliland awood u lahayn in ay heshiiska noocasa la gasho dawladaha wawayn

Madaxwaynaha somaliya isago cuskanaya dastuurka dawlada fadaraalka somaliya ayaa waxa uu ku adkaystay in aany aqbali doonin heshiiskaa

Shancasho kabacdi ayaa gudomiyaha baarlamaanka iyo qaar ka mid ah xildhibanada ayaa jawaab cad ka siiyay mooshinkaa oo balantiisu manta ahyid

Jawaari gudomiyaha baarlamanka ayaa madaxwaynaha ku celiyay mooshinkii isaga oo ku sheegay in ay sii kala fogaynayso labada shacab waa Somaliland iyo somaliya cadaw badana aynu yeelanayno waa suurto gal in imaraadku si xaasidnimaa ama ku xumayn ah u aqoonsado somalilnd sidaana ay inagu dhaafto Somaliland midnimadii somaliyana ay noqoto mid meesha ka baxday

markaa moshinkan waanu diidnay mana hor dhigayo baarlamaanka ee waji kale oo arintan wax lagaga qabto raadi waa sida uu hadalka u dhigay gudomiyaha baarlamka somaliya mr jawari

Masuulka arintan noga wramaya oo ka gaabsaday in magaciisa la isticmaalo ayaa waxa kale oo uu noogu daray in hadii baarlamaanka la hor keeno moshinkaa oo ay diidan ay somaliya yeelan karto cadaw badan oo carbeed markaa moshinkaasi waa la dhaafayu imikana waji kale ayaa looga wareegayaa

 
Khataraha iyo dhibta ka imanaysa saldhigaa ayaa waxaa kaw ka ah in somaliya laba dal kala noqoto in cunaqabatayntii hubka ee saarnayid Somalia ay mesh aka baxdo in hawadii somaliya ay Somaliland la wareegayso markaa waxaa kuu muqanaya in saldhigaa hadii heshiis kaasu hirgalo in arimahaasi soo wada baxayaan markaa waa muhiim in laga hor tago

Balse sida muuqata imaraadku xidhiidh adag ayuu la leeyahay Somaliland markaa way adkaan doontaa in xidhiidhkaa la xumeyo ama la carqaladeeyo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip