Caynaba Media Group

"Waxaan u Mahad Naqayaa Golaha Guurtida Iyo Intii kala shaqaysayba,In Kasta Oo Ay Ahayd In Loo Daayo Mudo Kordhintii Ay Ku Heshiiyeen Xisbiyada Qaranka Xukuumada Iyo Kumishinka"Siyaasi Khaliif Maxamed Warsame

0
Monday March 06, 2017 - 13:27:12 in Wararka by ShA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan u Mahad Naqayaa Golaha Guurtida Iyo Intii kala shaqaysayba,In Kasta Oo Ay Ahayd In Loo Daayo Mudo Kordhintii Ay Ku Heshiiyeen Xisbiyada Qaranka Xukuumada Iyo Kumishinka"Siyaasi Khaliif Maxamed Warsame

    Burco(CYN)Siyaasi Khaliif Maxamed Warsame Oo kamida Masuuliyiinta Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye Ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(CYN)Siyaasi Khaliif Maxamed Warsame Oo kamida Masuuliyiinta Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye Ayaa

 Hanbalyo u Diray Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku AmaanayQaabka Ay U Wajahday Mudo Kordhintii Ay Gaadheen Asxaabta Qaranka Iyo Xukuumadu.


Khaliif Maxamed Warsame Waxa Uu Golaha Wakiilada Ku Amaanay Sida Fiican Ee Ay Uga Fikirtay Danaha Shacabka Somaliland Iyo Waliba Xisbiyada Qaranka Waxaana Hadaladiisa Ka Mid Ahaa "Waxaan u Mahad Naqayaa Golaha Guurtida Iyo Intii kala shaqaysayba,In Kasta Oo Ay Ahayd In Loo Daayo Mudo Kordhintii Ay Ku Heshiiyeen Xisbiyada Qaranka Xukuumada Iyo Kumishinka Hadana Waanu Taageersanahay Go,aankaa Mar Haday Qaateen Gurtidu Oo Ah Nus Danbeedka Iyo Haayada Qaranka Ugu Saraysaā€¯



Siyaasi Khaliif Maxamed Warsame Oo Aanu Waydiinay Saamaynta Ay Ku Yeelanayso Mudo Kordhintani Xisbiga Kulmiye Ayaa Waxa Uu Noo Sheegay Inaanay Jirin Saamayn Ay Ku Yeelanayso Xisbigooda Ayna Tahay Wakhtigan la Kordhiyey Mid Dan U Ah Dadka Ay Codka Ka Doonayaan Oo Ay Abaaro Ba,ani Saameeyeen.


Si Kastaba Ha Ahaate Hanbalyada Siyaasigan Ayaa Ka Danabysay Kadib markii uu Golaha Guurtida Somaliland Uu Maanta Mudo kordhin Usameeyey Xukuumada Somaliland Mudo Kordhintaasi oo Ahayd Mudo Sideed Bilood Ah Iyadoo Aanay Guurtidu Raacin Sidii Caadada U Ahayd Go,aankii Ay gaadheen Asxaabta Qaranbku Balse Aan Wax Badan Ku Darin.



Inkastoo Golaha Guurtida Laga Filayey Mudo Kordhin Intan ka Badan Ayaa Hadana Waxa Guurtidu Ay Go,aan Ku Gaadheen Inaanay ka Badin Sideed Bilood Oo Ay Laba Bilood Uun ku Daraan Intii Ay Ku Heshiiyeen Asxaabta Qaranka Iyo Xukuumadu.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip