Caynaba Media Group

Maamulka Iyo Hawul Wadeenada Shabkada Caynabanews Waxay Hambalyo Meher u Dirayaan weriye Siciid Faarax Cagjar iyo Marwadiisa Xamda Cabdiraxmaan

0
Friday February 17, 2017 - 13:57:19 in Wararka by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 1702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Iyo Hawul Wadeenada Shabkada Caynabanews Waxay Hambalyo Meher u Dirayaan weriye Siciid Faarax Cagjar iyo Marwadiisa Xamda Cabdiraxmaan

    LONDON(CYN)Dhamaan Maamulka iyo hawul wadeenada shabakada Calamigaa ee Caynaba News waxay Hambalyo Meher udirayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

LONDON(CYN)Dhamaan Maamulka iyo hawul wadeenada shabakada Calamigaa ee Caynaba News waxay Hambalyo Meher udirayaan

weriye Siciid Faarax Iyo Marwadiisa Xamada Cabdiraxmaan oo meherkodu ka dhacay magalada burco waxaanu idib leenahay alle ha idinka dhigo qoyskii jira ee alle ubad khayr qaba kala siiyo aamiin aamiin

 

BAARAKALAAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA JAMACA BAYNAKUMAA BILKHEYR AW FILKHEYR

 

 

 Dookhii Ma Meel Maray

Deeq weeye Calafkuye
Maysku Daray Lamaanaha
Isku Xiga Daddoo Idil
Nasiibkii Ma Soo Diray
Darajooyinkiisii
Jacaylkii Dawayn jiray
Labadii is Doortaba
Nuurkii Ma Daartoo
Dadab Xeeran Caawaba
Ma dageen Lamaanaha
Muxibada Dugaashaday 



Abdella Abu Haniifa
Maamulka Guud 
Caynaba News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip