Caynaba Media Group

kulan Muhiima oo Dhexmaray Dawladaha Reer Galbedka iyo Wafti ka Socda Somaliland Maxayse Kawada Hadleen+Sawiro

0
Thursday February 16, 2017 - 09:15:54 in Wararka by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 1475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    kulan Muhiima oo Dhexmaray Dawladaha Reer Galbedka iyo Wafti ka Socda Somaliland Maxayse Kawada Hadleen+Sawiro

    LONDON(CYN)Wafti balaadhan oo uu horkacayo wasiirka arimaha dabada Somaliland sacad cali shira ayaa kulan baladhan la qaatay madax sarsare oo ka tirsan deeqbixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

LONDON(CYN)Wafti balaadhan oo uu horkacayo wasiirka arimaha dabada Somaliland sacad cali shira ayaa kulan baladhan la qaatay madax sarsare oo ka tirsan deeqbixi

yaasha reer galbeedka kulankan ayaa

Waxa si qoto dheer oo niyadsami ku jirto looga wada hadlay arrimaha: Doorashooyinka, siyaasadda, ammaanka, horumarinta dhaqaalaha Iyo xaaladda abaaraha.

Dhammaan qodobadaas waxa laga gaadhay is-faham buuxa waxana la isla gartay in la sameeyo guddi wada jir ah oo ka shaqaysa arriimaha siyaasadda iyo Doorashooyinka. Waxa kale oo la isla qaatay in doorashadu ku dhacdo wakhtigan cusub ee axsaabta iyo xukuumaddu isku raaceen guurtidana loo gudbiyo. Waxa kale oo lagu heshiiyey in guddiga labada dhinac ku kulmaan Hargeisa, Somaliand horraanta bisha March 2017.

 Waxa wafigu kulan aad u ballaadhan oo qiimo leh la yeeshay shalay Ambassadors ka iyo madax sare oo kale oo ay ka mid yihiin:

1.  Safiiradda Denmark iyo ku-xigeenkeeda

2. Safiiradda Jarmalka
3. Safiirka Netherlands 
4. Wakiilka Midowga Yurub
5. Ku-xigeenka sifirka Maraykanka
6. Ku-xigeenkeeda safiirka Faransiiska
7. Wakiil ka socotay Finland
8. Madax ka socotay Dfid
9. Iyo wakiil ka socotay UN


dhanka waftiga Somaliland ayaa waxaa kulankaa goobjoog ahaa 

wasiirka arimaha dabada Somaliland sacad cali shire

wasiirka qorshaynta Somaliland maxamed ibraahin qabyo tire

wasiirku xigeenka madaxtoyada Somaliland axmed xaashi cabdi 



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip