Caynaba Media Group

Madaxweyne Rejeb Ordagan Oo Khadka Telephone-ka Kula Soo Xidhiidhay Dhigiisa Somalia.

0
Friday February 10, 2017 - 17:12:33 in Wararka by RA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 1763
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Rejeb Ordagan Oo Khadka Telephone-ka Kula Soo Xidhiidhay Dhigiisa Somalia.

    Muqdisho(CYN):Madaxweynaha Dalka Turkiga Rejeb Tayib Ordagan Ayaa Khadka Telephone-ka Kula Soo Xidhiidhay Dhiigisa Somalia Mudane Maxamed Cabdulahi Maxamed Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(CYN):Madaxweynaha Dalka Turkiga Rejeb Tayib Ordagan Ayaa Khadka Telephone-ka Kula Soo Xidhiidhay Dhiigisa Somalia Mudane Maxamed Cabdulahi Maxamed Farmaajo.


Madaxweyne Ordagan Ayaa Madaxweyne Farmaajo U Hambalyeeyey Guusha Uu Ka Gaadhay Doorashada Madaxtinimada Somalia.

Dhanka Kale Madaxweynaha Turkiga Mudane Reccep Waxa uu Shaaciyey In Doorashadani Somalia cagta U saartay dhabaha nabada ,dimuqraadiyada iyo dawlada wanaaga .

Madaxweyne Urdagan Waxa Kale Oo Uu Yidhi: "Waxaan Diyaar U Nahay In Aan Kula Shaqayno Kugu Sidii Aan Ula Shaqayn Jirnay Madaxdii Kaa Horaysay ,Waxaan Diyaar Nahay In Aan Kugu Garab Is taagno Waajibaadkaga.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Farmaajo Ayaa Isna Dhankiisa Madaxweyne erdogan Uga Mahad Celiyey Xidhiidhka Uu La Soo Sameeyay ,waxa kale oo uu farmaajo sheegay in dawlada Somalia iyo shacabkeeduba abaal u hayaan turkiga iyo dawladiisaba.

Turkiga ayaa ah saaxib ka ugu dhaw ee Dawlada Somalia leedahaya waxaanu marar kala duwan ka Hir Galiyey Mashaaric Kala Duwan.

Maalintii Shalay Ayey Ahayd Markii Wasaarada Arimaha Dibada Ee Turkiga Ay Soo Saartay Qoraal Ay Ku Soo Dhawaynayso Isbadalka Iyo Doorashada Madaxweynaha Cusub Ee Somalia.



Ridwan Hussein Yusuf(Bukhaari)

Caynabanews-Hargeisa Office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip