Caynaba Media Group

Barkhadow' Bakhayl Lama Noqdo' Beesha Kala Tuura '''

0
Saturday January 07, 2017 - 17:25:41 in Maqaallo by XA_Wararka Caynaba News
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barkhadow' Bakhayl Lama Noqdo' Beesha Kala Tuura '''

    Anigoo ka mid ah dhallinyarta qurbejooga aqoonyahanada Beelweynta Adan Madoobe ee kunool dalkan UKay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo ka mid ah dhallinyarta qurbejooga aqoonyahanada Beelweynta Adan Madoobe ee kunool dalkan UKay.
Waxaan muddo dheer iftiiminayey caleemo-saarkii deg-dega ku yimi ee Chief Caaqil Barkhad Cabdi Sheybe oo aan ka digey Tolweynaha aqoontiisa iyo labeenta qoorweynta usoo bandhigey inaanu Barkhad lahayn  mugi iyo miisankii Caaqilnimo.


Laakiin u dumaal ku helay laguna xaqdhowray aanu'se karti aqoon waayeelnimo' deeq,dood midna hibo u lahayn  iyaado ay sidaas tahay ayuu Chief Caaqil Barkhad Cabdi Sheybe imika bilaabay inuu Suldaannimo loo dalaacsiiyo' taas oo keentay burbur khilaaf ba'aan kalsooni darro midnimo' la'aan aan abidkeed soo food saarin beesha  Adan Madoobe.  

Maantada ka sakow  anigoo og inaad Suldaan Mustafe Max'ed Adanweyne aad ka hinaasday  baahii ku geysa Suldannimo ma jirto ee Joog inadeer Habar wadaag''''

Barkhadow inadeer ama habar wadaag kumaan nin oo beesha ah ayaa ka libaaxnimo badan u qalma ka barqaabsan ee deg, dega iyo siyaasad jacayl laab la kaca jooji oo imanso Caaqilnimadaas aad dumaasha ku heshay.


By: Cabdi Jamaac Cardiff, UK



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip