Caynaba Media Group

Xisbiga Waddani Wuxuu La' Colyahay Ganacsatada' Somaliland' Ma Dawrsiiga Shisheeyaha Ayuu Dan' Moodey?

0
Saturday January 07, 2017 - 11:31:25 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Wuxuu La' Colyahay Ganacsatada' Somaliland' Ma Dawrsiiga Shisheeyaha Ayuu Dan' Moodey?

    Waxaan aad iyo aad ula yaabay Xisbigga Waddani oo majarahii ka halaabay ama meeshu kusii jeedo aan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan aad iyo aad ula yaabay Xisbigga Waddani oo majarahii ka halaabay ama meeshu kusii jeedo aan
 la garanayn. Lana colobey dadkii ganacsiga maal-gelinta faa''iidada dhaqaallee ee ay Somaliland ku faanto gaashaday. 


Sidaa Dahabshiil Ina AwSiciid iyo kuwa kale ee la midka ah aynu abaal weyn iyo mahad celin inaga mudan kaalinta ay dadkooda iyo dalkooda ugu jiran.
Bal hadaba Xisbigga Waddani ayuu Xukumi doona haddi la colobeen haldoorkii labeenti maalqabeenkii Somaliland lahayd.

Aqoon la'aan darteed  nasiib darro Xisbigga Waddani wuxuu dan- iyo siyaasad moodey Ha'yado shisheeyo oo loo dawrsii tugsi taago'  Somaliland la maagan jab iyo curiyaamim' sidaa Koonfurta Somaaliya.

Waxaan taageerayaasha Waddani masuuliyiintiisa uga digii lahaa waar ka jooga haadan ha qodina' aad ku dhici doontaan Somaliland haw maleegiina shirqool raad xun ku yeelan doona taariikhdiina siyaasadeed sidii kuwo idiinka Horreeyey.'''


Cali C/laahi Ismaciil-dheeg
Newport,UK



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip