|
|||
![]() Tacsi:- Wasaaradda Waxbarashada Gaar Ahaan Agaasinka Tacliinta Sare Oo Tacsi U Diraysa Marxuun Maxamed Salax X Xasan(Aniis) Gudoomiyihii Waxbarashada Sanaag Oo Geeriyooday
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirtay Alle Ha
U Naxariistee Marxuum Maxamed Salax X Xasan(Aniis) Gudoomiyihii waxbarashada ee Gobolka Sanaag Oo maanta shil baabuur ku galay Duleedka Qoyta. Marxuumka Waxa tacsi u dirayaan Eheladii Iyo Asxaabtii Iyo waliba dhamaan shaqaalaha wasaaradda waxbarashada in uu ale samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo isagana Alle godka u nuuriyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Cumar C/risaaq Cali Leave a comment |
|
Copyright © 2010 - 2018 Caynaba Media Group All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Tacsi:- Wasaaradda Waxbarashada Gaar Ahaan Agaasinka Tacliinta Sare Oo Tacsi U Diraysa Marxuun Maxamed Salax X Xasan(Aniis) Gudoomiyihii Waxbarashada Sanaag Oo Geeriyooday
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirtay Alle Ha