Caynaba Media Group

Degmda Ceelafweyn Oo Qoriga Laga Mamnoocay Kadib Dagaal Beeled Ka Dhacay Iyada Habeenimadii Lagu Qaato Gudaha Magaalada Saraakiisha Ciidmada Oo Iska Indho Saabaya

0
Sunday December 11, 2016 - 16:35:01 in Wararka
  • Visits: 1128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Degmda Ceelafweyn Oo Qoriga Laga Mamnoocay Kadib Dagaal Beeled Ka Dhacay Iyada Habeenimadii Lagu Qaato Gudaha Magaalada Saraakiisha Ciidmada Oo Iska Indho Saabaya

    Ceelafweyn CYN)Degmda Ceelafweyn Oo Qoriga Laga Mamnoocay Kadib Dagaal Beeled Ka Dhacay Iyada Habeenimadii Lagu Qaato Gudaha Magaalada Saraakiisha Ciidmada Oo Iska Indho Saabaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceelafweyn CYN)Degmda Ceelafweyn Oo Qoriga Laga Mamnoocay Kadib Dagaal Beeled Ka Dhacay Iyada Habeenimadii Lagu Qaato Gudaha Magaalada Saraakiisha Ciidmada Oo Iska Indho Saabaya

Degmda Ceelafweyn Ee Gobalka Sanaag Oo Degaamo Ka Tirsan Dhawaan Uun Ahayd Markii Laga Mamnoocay Sida Shada Qoryaha Wax Dila Kadib Dagaal Beeled Bilihii Lasoo Dhaafay Hallkaasi Ka Dhacay.

Ciidamada Amaanka ,saraakiisha Iyo Xubnihii Golaha Wasiirada Ee Ceelafweyn Dhacdadaasi Markii Ay Dhacday Yimi Ayaa Iyagu Amarkaasi Soo Saaray Hase Yeeshe Waxaa Ilaa Haatan Oo Dhiiladaasi Taagan Tahay Markale Qoryihii Dib U Qaatey Dadkii Islaayay Waxaana Degmada Ceelafweyn Gudaheeda Hadda Wax Iska Caadiya Noqotay In Hub Lagu Dhex Qaato Saacadaha Habeenimada Ay Tahay ,Waxaa Gudaha Magaalada Lagu Qaata Qoryaha Fudud Wakhtiyada La Qaato Ayaa Iyana Ku Beegan 9 -3 Habeenimo .

Saraakiisha Ciidmada Amaanka Ee Ceelafweyn Ku Sugan Iyaa Iyagu Xaalkan Indhaha Ka Qarsanaya

Caynabanews.com
OFIICE DESK



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip