Caynaba Media Group

Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane C/raxmaan C/laahi Wirdaani Oo Bilad Sharaf La Gudoonsiiyey

0
Friday December 02, 2016 - 20:19:51 in Wararka by
  • Visits: 995
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane C/raxmaan C/laahi Wirdaani Oo Bilad Sharaf La Gudoonsiiyey

    Haragysa CYN)Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane C/raxmaan C/laahi Wirdaani Oo Bilad Sharaf La Gudoonsiiyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haragysa CYN)Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane C/raxmaan C/laahi Wirdaani Oo Bilad Sharaf La Gudoonsiiyey.

Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane C/raxmaan C/laahi Wirdaani Oo Shahaado Sharaf Lagu Maamuusay Habeenkii Xalay Ahayd. Xafladdan Oo Lagu Qabtay Magaaladda Hargrisa Oo Ay Soo Qabanqaabiyeen Ururka Sodra Ayaa Ahayd Mid Halkii Sanoba Dad U Aqoonsadaan Hal-dooradii Dhalinyaradda Ee Sannadkaa. Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mr. Wirdaani Ayaa Kamid Noqday Dhalinyartii Somaliland Ee Sannadkan 2016 Laga Soo Xushay Somaliland. Gudoomiyaha Ururka Sodra Mudane Axmed Shaqale Ayaa Sheegay In Uu Shahaado Sharaftan Ku Mutaystay Inuu Ka Mid Noqday Dhalinyarta Himada Iyo Higsiga Leh Ee Iftiinka Unoqday Bulshada Ay Ku Dhex Noolyihiin. Dhinaca Kale Wuxuu Sheegay In Afhayeenku Isku Xidhay Dhammaan Dhalinyarta Somaliland Iyo Wasaaradda iyo Wasiirk Uu Afhayeenka Uyahay, Wuxuu Tilmaamay In Saaxib Ka Dhigay Wasiir Cali Xasan Maxamed Iyo Dhalinyarta Oo Maanta Meelo Baddan Uu Wasiirkaasi Dhalinyarta Jamhuuriyadda Somaliland Intuu Awooday Caawiyey. Ugu Danbeyn Waxa Shahaado Sharaftii Gudoonsiiyey Afahyeenka C/raxmaan Wirdaani Wasiir Ku Xigeenka Gaashaandhiga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip