Caynaba Media Group

Daawo Sawirada Abwaan Abdiqani X Aktoobar Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada London ee Xarunta Dalka Ingiriiska

0
Friday November 25, 2016 - 07:06:05 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 1568
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Abwaan Abdiqani X Aktoobar Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada London ee Xarunta Dalka Ingiriiska

    London(CYN)Abwaan Abdiqani X Aktoobar Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada London ee Xarunta Dalka Ingiriiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(CYN)Abwaan Abdiqani X Aktoobar Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada London ee Xarunta Dalka Ingiriiska Abwaanka Ayaa Socdaal Ku Soo Gaadhay Dalka Ingiriiska Waxaa Bariga Magaalada London Ku Soo Dhaweeyey Qaar Kamida Haldoorka Reer Somaliland ee Ku Dhaqan Magaalada London Abwaanka Ayaa Habeenkii Xalayto Loo Sameeyey Casho Sharaf Balaadhan Oo Kulmisey Qaar kamida Dhalinyarada Somaliland ee Uk Waxaa Halkaa Dhamaan Dadkii Ku Soo Dhaweeyey Abwaanka Ku Dhiiri Galinteen Inuu Halkaa Kasii Wado Suugaanta uu Dhawaanahan Soo Bandhigo Dhanka Kale Abwaan Abdiqani Ayaa Ka Mahad Celiyey Hadhimo Sharafeedkan Ay Ku Qaabileen Reer London Waxaanuu Abwaanku Ku Amaanay Dhalinta Sida Sharafta Leh Ay Ugu Soo Dhaweeyeen London Waxanuu Abwaanku Ku Dhiirigaliyey Shacabkii Soo Dhaweeyey Inay Ka Qaab Qaataan Horumarinta Dalkii Hooyo


Isku Soo Duuboo Xafladaa Ayaa Ahayd Mid Kulmisey Dhalinyaro Badan Oo Mudo Ku kala Baaday Magaalada London Waxanay Xafladaasi ku Soo Gabagabowday Sidii Loogu Talo Galay Daawo Sawirada 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip