Caynaba Media Group

Xaaji ibraahim Askar Ismail oo kami ahaa tujaartii Reer Somaliland ee dilka lagu xukumay badhtamihii sideedtameeyadi ayaa maanta lagu aasay magaalada Sheffield

0
Wednesday April 13, 2016 - 22:50:40 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 945
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaji ibraahim Askar Ismail oo kami ahaa tujaartii Reer Somaliland ee dilka lagu xukumay badhtamihii sideedtameeyadi ayaa maanta lagu aasay magaalada Sheffield

    Inaalilaahi wa ina lilaahi raajicuun Geeridu Waa Xaq waana inawada sugaysaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaahi wa ina lilaahi raajicuun Geeridu Waa Xaq waana inawada sugaysaa
 

 waxaa maanta lagu aasay magaalada Sheffield Xaaji Ibraahim Askar Ismaciil aaska marxuumka oo caan ka ahaa bulshada reer Somaliland Dhexdeeda waxaa kasoo qayb galay dad aad u tiro badan oo isaga kala yimi wadankan Ingriiska 


Xaaji ibraahim Askar Ismail oo kamid ahaa tujaartii ugu caansanaa dalka Somaliland isla markaasna ka mid ahaa gacacsatadii waaweyneyd ee dilka lagu xukumay sideedtamaadkii oo uu ka mid ahaa isna allaah how naxariistee ganacsadihii weynaa ee Indha-deero, xaajigu sida lasheegay waxuu xabsi ku jiray intii u dhaxaysay 1984-85kii


Xaaji Ibrahin Askar waxa uu ahaa ragii kaalinta mugga leh ka qaatay xorayntii dalka iyo sidoo dib u heshiidiintii iyo nabadeyntiiba

Taariikhdiisa xaajiga oo dhamaystiran dib ayaanu idiinka soo gudbin doonaa inshallaah

Ilaahay waxaan iga baryayaa inuu jannatul Firdowsa ku irzaaqo qabrigana u waasiciyo suaasha qabriga waafajiyo samir iyo iimaana kasiiyo dhamaanba ummada reer Somaliland gaar ahaana qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay aamiin aamiin


Yasin Jees
Sheffield


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip