Caynaba Media Group

HAMBALYO..HAMBALYO REER CUMAR AW CALI IYO REER DIRIR DAKHARRE AROOSKA AXMED IYO INTISAAR

0
Monday October 19, 2015 - 00:52:42 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAMBALYO..HAMBALYO REER CUMAR AW CALI IYO REER DIRIR DAKHARRE AROOSKA AXMED IYO INTISAAR

    Iyadoo ayaamahmba si weyn looga dareemayay magaalada Sheffield qaban qaabada xafladda arooska Axmed Cumar Aw Cali iyo Intisaar Ibraahim Dirir Dakharre

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo ayaamahmba si weyn looga dareemayay magaalada Sheffield qaban qaabada xafladda arooska Axmed Cumar Aw Cali iyo Intisaar Ibraahim Dirir Dakharre
ayaa Ilaahay (swt) mahadii maanta oo sabti ah kuna beegan 17/10/2015 xafladu si habsami ah uga socotaa Hotel weyn oo ku yaalla badhtamaha magaalada Sheffield dadkuna isaga yimi dacallada dunida, waxannu haddaba halkan duco iyo hambalayaba u marinaynaa dhammaan xubnaha labada qoys meel ay kala joogaamba iyo weliba si gaar hooyo Fowsiya Cismaan Dhoolayare iyo hooyo Asad Bullaale Warsame.
Ilaahay swt haysu barakeeyo lammaanahan hana ka yeelo kuwo ku wada noolaada bash-bash iyo barwaaqo ubad khayr qabana kala hela. Tahniyaddan waxa diraya dadka soo socda:
1. Sheekh/ Saleebaan Ayax Cawed
2. Suldaan/Cabdillaahi Cali Cartan
3. Xaaji Faarax Bootaan
4. Eng. Ibrahim Ayax Cawed
5. Aqoon yahan/ Yuusuf Saleebaan Ayax & carruutiisa
6. Eng. Rooble Saleebaan Ayax & caruurtiisa
7. Nabad Saleebaan Ayax
8. Dr. Hodan Saleebaan Ayax & odaygeeda & caruurteeda
9. Muna iyo Nuura Saleebaan Ayax
10. Hayat Baashe Maxamuud Saalax
11. Axmed Carbooshe
12. Saleebaan Xaashi Daahir
13. Sheekh/ Maxamed Cismaan Cartan
14. Naasir Cismaan Cartan
15. Garyaqaan sare/Ibrahim Xaaji Xaashi Jaamac Guureeye (Rashiid)
16. Faysal Xaaji Xaashi Jaamac
17. Sheekh/ Axmed Xaaji Xaashi Jaamac
iyo in kale oo badan oo aan halkan lagu koobi karayn.
By: Axmed Saleebaan Ayax



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip