Caynaba Media Group

MUJ DHUGAD MAXAMAD KAAHIN HAKA WARRAMO TAARIIKHDIISII WAXUU AHAA NINKII ISRAACIYAY INANKIISII JAMAAL IYO GAADHIGIISII.

1
Tuesday February 10, 2015 - 15:02:17 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 1556
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUJ DHUGAD MAXAMAD KAAHIN HAKA WARRAMO TAARIIKHDIISII WAXUU AHAA NINKII ISRAACIYAY INANKIISII JAMAAL IYO GAADHIGIISII.

    Caynaba news london gudoomiyaha Tv-ga qaranka s/land yurub ayaa tacsidan soo gaadhsiiyey caynabanews

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caynaba news london gudoomiyaha Tv-ga qaranka s/land yurub ayaa tacsidan soo gaadhsiiyey caynabanews
A.S.C.W.
Ilaahay ayaan naxariistii janno inuu ka waraabiyo uga baryaynaa aamiin aamiin. wuxuu ahaa geesi ilaahay oo aan gabban oo xumaanta neceb wuxuu ahaa nin jecel inaanuu dadku kala tegin ,wuxuu ahaa tiirarkii ugu adkaa ee isu hayay urukii S.N.M.markasta oo ay adkaato ragga lagu baxsado ayuu ahaa marxalado badan oo ayS.N.M soo martay ayuu caan ku ahaa.
Cabdillahi dhugad wuxuu isla barbar taagay naf iyo malbba halgankii lagu xoreeyay dalkan s/land wuxuu haystay duunyo badan iyo ubad  wuxuu ahaa marar gudaha dalka la gelayay oo ay u badnay 1986~1987 ninkii israaciyay inankiisii jamaal dhugad iyo gaadhigiisii cusbbaa ee ahaa izuzu 6tone inay gudaha faqash ugu tagaan oo uu raaco MAXAMAD H MUSE HARAGWAAFI IYO YUSUF MAXAMAD BURAALE MADAXDIIN IHN aamiin oo ay sxb dhow ahaayeen jamaal dhugad gaadhigiisii oo berigaa markabka oo kale ahaa baasuuke ayay faqash ku dhufatay jamaal ayaa dirqi kaga soo badbaaday iyo mujaahidiin kale oo imminka nool halkan kagama sheekayn karo waa in live loo sheego taariikhdiisa maxamd kaahin ayay hawl culus soo wada mareen iyo rag badan oo nool oo ka warrami doona insha allaah'
MAHADSANID.
BACAW.
LONDON.
GUUL ALLE.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip