Caynaba Media Group

Soomaalida iyo xagjirnimada

0
Monday February 02, 2015 - 16:27:38 in Maqaallo by
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaalida iyo xagjirnimada

    Marlabaad waxaan salaamayaa akhristayaasha sharafta leh Manta waxaan doonayaa inaan maqaalkan ku eego somalida iyo xagjirnimada iy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marlabaad waxaan salaamayaa akhristayaasha sharafta leh Manta waxaan doonayaa inaan maqaalkan ku eego somalida iyo xagjirnimada iy

xagay inaga soo galeen ururadan xag jirka ah,waayo soomaalida waligeed loogama shakiyin inay isku laayaan dagal deemed, waayo waa dad isku diin ah isku man haj ahm ma kala laha shiico iyo suni, sida wadamada kale ee islam ka ah , kuwaas oo isku laaya dagaal ku salaysan diin ama madhab

 

Waxa kaliya ee soomaalidu isku layn jirtay waxuu ahaa Qabiilo, balse marna lama filayn  dagal diimeed,

Hadaba waxaa iswaydiin mudan xagay ka soo galeen ururadani xagjirka ah somalida

Sababta u wayn  ee loo aaneeyaa waxaa weeyi burburkii soomaaliya, kadib burburkii soomaaliya waxaa dalka xoog u soo galay niman sheeganaya wadaado oo dambiilayaal kuwaas oo dalkooda dambiyo ka soo galay, oo ku hoos dhuumanaya magaca wadaad ama sheikh. Waxaa si wayn u soo dhaweeyay ururo islaamiya iyo shakhsiyaad kale oo soo maali ah kuwaas oo aan ogayn waxan ay aamin sanyihiin ee u qarsoon, arintaasi waxay sii xoogaysatay markay soo galeen ciidamada Ethiopia

Kuwaas oo ka faa iidaystay dadkii wadaniyiinta ahaa ee difaacayay dalka iyo dhalinyaradii qiiraysnayd  ee ka xanaaqsanaa ciidamada Ethiopia   dalka soo galay

Waxaana ka faa iidaystay nimankii soo gubay dalalkooda ee soo baxsaday kuna shubay figrado kale oo ka turjumaya fikirkooda gaalaynta ah, taasina waxay galaafatay malaayiin soomaali ah naftooda iyo burbur hantiyeed labdaba,

Arinkaas oo ay aad uga soo horjeedsadeen dhamaan culumadii soomaalida

Iyo dadkii damiirka fayaw lahaa iyo aqoonyahanadii somaalida oo dhan

 

Qore: ahmed abdi yusuf(freelance journalist)

Email:axmed.4004@gmail.com

Mobile: 00252-63 4475046




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip