Caynaba Media Group

Tacsi Tiiraanyo Leh‏ Marxuun Ciise Maxamed Cali Rooble ku Geeriyooday Birmingham

0
Sunday February 01, 2015 - 05:15:10 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh‏ Marxuun Ciise Maxamed Cali Rooble ku Geeriyooday Birmingham

    Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuun Ciise Maxamed Cali Rooble , Anagoo ka tiraanyeysan geeridaasi Naxdinta leh waxaan tacsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuun Ciise Maxamed Cali Rooble , Anagoo ka tiraanyeysan geeridaasi Naxdinta leh waxaan tacsi

u diraynaa Qoyska Marxuunka gaar ahaana Marxuunka Aabihii Maxamed Cali Rooble iyo hooyadii Khadiija  ku sugan degmada Laasgeel iyo walaaladdii Ilma Maxamed Cali Rooble oo Hargeysa ku sugan & weliba Xasaskiisii Samsam Maxamed iyo Caruurtiisa  Ilma Ciise Maxamed Cali   oo  jooga  Birmingham UK, oo dhamaantood aanu ka tacsideynayno  Marxuunkaasi ,  Marxuun Ciise Maxamed Cali Rooble oo  ku geeriyootay Magaalada Birmingham UK, xalay saq-badhkii Sabti 12: 00 AM ,  31-01-15.

   Dhamaan ehelada  iyo qaraabada hoos ku xusan, iyagoo ka  tiraanyeysan  geeridaasi timi , waxay tacsi u dirayaan dhamaan Qoyska Marxuun MarxuunCiise Maxamed Cali Rooble ,  Gaar ahaan Aabihii , Hooyaddii , Xasaskiisa iyo Caruurtiisa  oo kala degan Dacarbudhuq, Hargeysa  JSL iyo B,ham UK  oo aanu ka tacsideynayno Marxuunkaasi oo ku geeriyooday Birmingham maanta 31/01/15 . waxaanu leenahay Illaahay samir & iimaan ha idinka siiyo , marxuunkana  waxaanu Eebe uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo.aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin.

 

1- Cismaan Diiriye Wersame  .

2- Adan Yusuf Cilmi .

3- Mustafe Adan Cali (Mustafe Shanle).

4-Shucayb Maxamed Nuur .

5- Salebaan Heeliyo.

6-  Mustafe Maxamed Carab.                                                                                    

7- Cali Ciise.

8.  Cabdalle Siciid Dalmash.

9.  Eng, Axmed Cali Caynaba.

10. Mursal Maxamed Nuur.

11.Cabdirashiid Xasan Shire.

12.Maxamed Ismaciil Direys.

13.Mukhtaar Jabuuti.

14.Oday Cumar Cabdilaahi Yaasiin.

15. Oday Ibrahim Salebaan (Siimbe).

16. Jaamac Dabagaale.

17. Eng, Axmed Cali Caynaba.

18.Maxamud Cali Axmed(Jaadhi).

19. Abdikhalaq Maxamed Sh.Cisman Nuur.

20. Abdiqadir Keyse Macaleesh

21. Axmed Cabdilaahi Xuseen (Axmed Xabashi).

22. Siciid Cabdilaahi Xuseen (Siciid Xabashi).

23. Mustafe Baashe.

24. Adan Cabdi Xasan

25. Cumar Maxamed Carab.

 

 Marxuunka waxaanu ILLAHAY uga baryanaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa, 

 Dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

 

 

 Adan Yusuf Elmi  , B,ham/UK.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip