Caynaba Media Group

sacad cali shire iyo cali warancade maxaad uga reebtay‏

0
Thursday January 08, 2015 - 08:16:53 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 482
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    sacad cali shire iyo cali warancade maxaad uga reebtay‏

    dhamaan bulshada somaliland waan salaamayaa maalinkasta waayo leh wixii aad aragtaa wixii kale ka daran waxan la yaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dhamaan bulshada somaliland waan salaamayaa maalinkasta waayo leh wixii aad aragtaa wixii kale ka daran waxan la yaabay


maqaalka ninkani qoray ee madaxweynaha leeyahay madaxweyne bedel ragan 
isagoo ragii ugu wax qabadka badnaa soo qaatay tasina waxay ku tusaysaa
sida ay uga xun yihiin dad badan wax qabadka iyo kartida dadkan uu magcaabay 
 tolow madaxweynuhu hadi uu bedelo ragaas maxaa dhacay waa jab iyo 
dawlad fadhiida ma garanayo in la helayo wasiiro la mida ama beeshooda ah 
hadii an soo qaato afarta wasiir ee uu ugu horey siiyey oo ah afarta ugu 
waxqabadka badan -xirsi ,max,ud xashi,cawil ,iyo raygal ,waxan filayaa in 
uu ragaas uun u dan leeyahay waxan in badan is weydiiyaa hadii siilaanyo 
xirsi ka qado madaxtooyada oo qof kale keeno maxaa dhacaya waa wasiirka 
lixda subaxnimo xafiiskiisu furan yahay ilaa lixda maqribkii waa wasiirka 
caalamku majeerteen ee ay sheegaan isaga iyo sacad iyo ina xashi 
maxud xaashi waa wasiir karti badan waa wasiir saaxada siyaasada ku soo baxay 
isaga oo da,ahaan yar xiligi halganka isagoo soo noqday jeermaanka snm iyo 
isagoo majaraha u qabtay soo gelitaankii dalka isagoo noqday gudomiyihii ugu 
hereeyey ee burco ka dibna parlamenka galay isagoo reerka uu yahay xilal badan ka soo qabtay 
isagoo yar ka mid noqday gudidi beelaha HJ ISAGOO ku caanbaxay odaytinimo iyo nabad 
xiligii cigaal waa ninka kaliya ee cigaal iska ilaalin jirey isagoo u bixiyey 
CUSAMA isagoo ka ashkataynaya beesha calamka isagoo ku sheegay xag jir nin cigaal 
ilaa xadkaa uu iska ilaaliyo ma jirin waxaa soo raaca oo isna iska ilaalin jirey 
waa gudoomiyahaa guurtida saleebaan oo uu sxb ka dhigan jirey mar walba 
hadii aan soo qaato cukuse waa wasiir dhamaan inta caafimaadka qabtaa jeeshahay 
waa wasiir hadal yaqaan ah kaftan badan run sheeg badan hadaladisa laysla 
dhexmaro waa wasiir dhalinyaradu aad uga hesho oo ay yiraahdaan waa geesi 
hal adag ciday doonaanba ha ahadeene bal aan eegno waqtiga iyo waayaha 
hadii uu siilaanyo ragaa bedelo ama cida uu ku bedlo ama kala wareejiyo inkaston 
ku ogahay inuu helo cida uu xulanayo isma lihi wadankay joogaan waase dhici kartaa
in qof shaqsiyad wanaagsan la helo laakiin ilama ha in la helayo qof kartidaa leh 
wasiiradaa uu magac dhabay ninka la baxay NUUR DAHABI ee yiri fariin deg,deg ah 
oo ku socota madaxweynaha WAAN YAABAY MAXAA DHACAY dadku suurada iyo 
kama sina caqliga .waal waalanee nagu wada sidaa waa halkii cakuse dimoqraadiyadii 
ayeynu si kale u fahanay oo fatihinay oo daadaadanaysa qof walba xor noqoy websedyadanina 
waaba inooga dareen dabcan waa camal la.aanta hadaba madaxweyne wasiir xirsi 
 waxad ka dhigtaa WASIIRKA DIBUDHISKA IYO BAAHIYAHA ASAASIGA AH WASAARADAANA 
u magcaw cid darafyada ah waliba waxad ka dhigtaa AXMED YAASIIN OO aan filayo inuu 
yahay nin karti leh wasiirka arimaha debedana ka dhig PROFISSSOR SAMATAR 
  ina xaashi iyo cakuse haysku taaban waa markii dawladadu noqon lahayd mid dunta 
ama fadhiida qolyaha muuse ABOKOR ee ina xaashi la colka ahna waxan odhan lahaa
waa astaan qaran waa wasiir mudan inaad  ku faantaan ma haysaan nin kale ee taageera wasirkiina 
 WALAA GAAFADHI BAAN XILKAA duulista ka soo baxayn waa wasaarad u baahan karti 
waayelnimo ,odaytinimo ,adayg .nuur dahabi waxan leeyahay waxan aad wadaa waa dumin 
maaha dan qaran iyo midwadanimo kaa keenaty waa dad la colow ee maxaad uga reebtay 
sacad calishire iyo warancade allow sahal amuuraa madaxweyne dawladaada sideeda ku daa
 waa xul waa niman karti leh runtii mar,mar waan is idhaahdaa tolow muu ragaa ka qaado 
bal dadku ha arkaane cida timaadee hadana waxan is idhaahdaa oo yaa jooga qolada mucaaridka 
ee leh miisaaniyada dalku waa mala,awaal oo maaha intaas bal marka ay yimaadaan hala arko 
waxay soo xereeyaan odayga ina xaashi waa OKI laakiin waa gacan adag yahay oo sida caalamka 
ayuu rabaa in bangiga lacag ka buuxsanto waxan la yaabay waraysigiisii maruu lahaa daaraa la dhisayaa
oo maxaa la qaban lahaa hadaan daaro la dhisin oo wasaaradaa la hagaajin oo iskulo la dhisin 
 wariyihii ayaa aad wax u weydiiyey waa daacad waana soo saaray lacag misaaniyadana waa dejiyey 
laakiin siduu u waramayey dadku uma arkayn waxan qabaa inuu ahaa ninkii danyarta cunaa qabtay 
ee naafada SNM markiiba gunada ka jaray halkaas baa laga raacay NUUR DAHABI WAXBA MAAD QORIN 
 WAASE WAX AAD LA QABTO BULSHADA oo maanta noqotay wada qoraa wada siyaasi anigana i dhehoo 
inkastoon mar mar tuurto uma badani 
 
tuse.toosiye tilmaame
xudun ,sool.sland 
jama adan mire
wa bilahi tawfiiq 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip