Caynaba Media Group

saxaafada somaliland waxay ka sii xuntahay xanuunka eebola.afhayeenka xisbiga kulmiye ee laanta Sweden. xuseen waraabe

0
Thursday January 08, 2015 - 08:04:41 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    saxaafada somaliland waxay ka sii xuntahay xanuunka eebola.afhayeenka xisbiga kulmiye ee laanta Sweden. xuseen waraabe

    Waxay ahayd maalin axad ah 27 disember sanadkii galbaday, markii ay dad wayne aad u tiro badani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay ahayd maalin axad ah 27 disember sanadkii galbaday, markii ay dad wayne aad u tiro badani
soo buuxdhafiyeen hoolki loogu tala galay in wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka somaliland mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir inu dadka reer somaliland ee qurba jooga ah uga xog waramo wadankii wixii  suaala ahna ay ku waydiiyan magalada Stockholm ee Sweden. Waxay umadii shirka isugu timid intii badnayd wasiirka  u gudiyeen codisi ah inuu wax ka qabto  saxaafada aan u adeegayn danaha qaranka een dhawrahayn sharciga ee faafinaysa xumaanta qabyalada iyo qaran dumisnimada. Maalintu hargaysa ka dagay wasiirku talabadi u horaysay  wuxu ku mamnuucay in  warbahinta dawlada ka mamnuuco inay faafiyaan wax kasta oo magac qabiil xanbaarsan. Aaad aya run ahantii loogu farxay warkas wanagsan gudo iyo dibadba waxana ay ahayd  talaabo  loo qaaday dhinaci toosna. hase yeeshe wax kasta oo wanag iyo horumar ku soo kordhiya bulshadan curdinka ah ,qofkasta oo hilaadiya oo ku haga bulshada halka dooga leh. Waxa jira qaar aanay uba muuqan taasi oo iyagu  baadi goobaya bilaayo iyo baas , beelo isdila , oo hilaadinaya  qax iyo rogmasho. Hadan sharcigu shaqayn , hadan kala danbayni jirin oon shariba dadka kala xadeeye loo hogansami waayo  qaranimo ma jirayso  nololina ma jirayso. Hadad sharciga eebola u taqanan  wuu idinkaga darnan dona  dooxato iyo daacuunbanu idinku noqon  cid idin dulqaadanaysana ma jirto. saxafi laguma noqdo  kamarad qalin qabyaalad lagu qoro , 
Afhayeen.warabe@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip