Caynaba Media Group

Gudoomiye Axmed Cawad Ismaaciil Oo Ah Wakiilka Guud Ee DAHABSHIIL Norway Waa Nin Aad Looga Ixtiraamo Norway Iyo Qaarada Yuruba

0
Tuesday January 06, 2015 - 21:51:44 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Axmed Cawad Ismaaciil Oo Ah Wakiilka Guud Ee DAHABSHIIL Norway Waa Nin Aad Looga Ixtiraamo Norway Iyo Qaarada Yuruba

    Axmed Cawad Ismaciil Waa Nin u dhexeya dadka ku nool Norway Mucaarid Iyo Muxaafidba Waa nin Ay qiraan Waxtarkiisa Markay U Baahdaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Cawad Ismaciil Waa Nin u dhexeya dadka ku nool Norway Mucaarid Iyo Muxaafidba Waa nin Ay qiraan Waxtarkiisa Markay U Baahdaan  waa nin ku Banaan Wax Qabadka Ganacsigiisa Waa nin Had Iyo Jeer Ku Fakara Inuu Horumar Iyo Magacba U Soo Hooyo Sharikada DAHABSHIIL oo Ah Sida Runtiiya Sharkiad Bixisa Deeq Iyo Sadqo Badan Meelaha Looga Baahanayahyna Gaadhsiisa

Hadaba Axmed Cawad Maaha Nin Ku Xidhan Dawlad Iyo Xukumada Somaliloand Iyo Mid Kale Toona Waa Nin Had Iyo Goor Ku Dadaala Horumarka Ganacsigiisa Waa Nin Sida Runtiiya U Qalma Masuuliyada Uu Hayo Maansha Allah,

Waa Nin Laga Dhigan Karo Madaxwayne Iyo Masuul Guudba Axmed Cawad Ismaaciil Waxa Kalifya Inaan Qoro Tafaasiirtan Aan Ka Qoray Axmed Cawad Waa Nin Mudan Wanaag In Laga Sheego Aanse Geeyin In Xumaan Laga Sheego Waxaana Makhraati Ka Ah Bulshada Cidkasata Leh Ee Ku Dhaqan Dunida Dacaladeeda. Waxanu Lenahay Guulayso Gudoomiye.





By Khadar M Yuusuf(Khadar Yare)

Khadar1@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip