Caynaba Media Group

Dawlada Mareykanka ayaa sheegay in ay ka soo horjeedo go'aanka ay Israa'iil ku xanibtay canshuuraadka ay u ururiso Falastiiniyiinta

0
Tuesday January 06, 2015 - 18:34:57 in Wararka by
  • Visits: 467
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Mareykanka ayaa sheegay in ay ka soo horjeedo go'aanka ay Israa'iil ku xanibtay canshuuraadka ay u ururiso Falastiiniyiinta

    LONDON(CYN)Dawlada Mareykanka ayaa sheegay in ay kasoo horjeedo go'aanka ay Israa'iil ku xanibtay canshuuraadka ay u ururiso kuna wareejiso maamulka Falastiiniyiinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

LONDON(CYN)Dawlada Mareykanka ayaa sheegay in ay kasoo horjeedo go'aanka ay Israa'iil ku xanibtay canshuuraadka ay u ururiso kuna wareejiso maamulka Falastiiniyiinta.

Israa'iil ayaa sheegtay in tallaabadan ay jawaab u tahay codsi uu maamulka Falastiiniyiinta u gudbiyay maxkamada dembiyada caalamiga ah, si ay uga mid noqdaan.

Mas'uuliyiinta Israa'iil ayaa Sabtidii sheegay in ay xanibeen lacag dhan 125 milyan oo dollar, taasoo ay canshuur ahaan ugu ururiyeen Falastiiniyiinta.

Afhayeen u hadashay waaxda arrimaha dibada ee Mareykanka, Jen Psaki, ayaa sheegtay in tallaabada Israa'iil ay sii kicisay xaalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip