Caynaba Media Group

SOCDAALKII XISBIGA UCUD EE DEEGAAMADDA XUDUUDA AMA LOO YAQAAN HAWDKA OO DAAHA KA ROGEY SIDA AY DHANKA CAAFIMAADKA , BIYAHA IYO WAXBASHADDA UGA MADHAAN YIHIIN.‏

0
Tuesday January 06, 2015 - 01:28:12 in Maqaallo by
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SOCDAALKII XISBIGA UCUD EE DEEGAAMADDA XUDUUDA AMA LOO YAQAAN HAWDKA OO DAAHA KA ROGEY SIDA AY DHANKA CAAFIMAADKA , BIYAHA IYO WAXBASHADDA UGA MADHAAN YIHIIN.‏

    WAXAAN in yar u fiirsaday- socdaalkan uu hogaaminayey guddoomiye faysal cali waraabe - socdaalkaas oo uu ku galaabixiyey deegaamo balaadhan, oo ku teedsan ama ka mid ah dhanka hawdka- socdaakaas oo ahaa mid indho indhayn ah oo la xidhidha xaalka a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAXAAN in yar u fiirsaday- socdaalkan uu hogaaminayey guddoomiye faysal cali waraabe - socdaalkaas oo uu ku galaabixiyey deegaamo balaadhan, oo ku teedsan ama ka mid ah dhanka hawdka- socdaakaas oo ahaa mid indho indhayn ah oo la xidhidha xaalka ay ku sugan yihiin dadka degan dhulkan , deegaankan ayaa ah meesha uu ka soo jeedo madaxweyne siilaanyo.
Socdaalkan ayaa ku noqday guddoomiye , faysal mid argagax leh xaalada ay ku nool yihiin dadka deegaankan oo u muuqda mid qalafsan oo ganaax rabaani saaran yahay, waayo xiligii riyaale wuxuu ahaa mid aan somalilandba ka mid ahayn oo dib u dhacay- haddana aanay xaaladiisu is bedellin.


wasaaradaha loogu baahidda badan yahay ayaa ka maqan , marka laga reebo wasaarada caafimaadka oo xoogaa dedaal ah ka muujisay deegaankan meelo ka mid ah, waxaase fadeexad weyn la soo gudboonaatay wasaaradda waxbarashada soomalialnd iyo wasiiir sam sam cabdi aadan- oo dhowaan warxibin golaha laga keenay ka soo horjeedsatay-eedeyntaas ayaa hadda u muuqtada inay ahayd mid dhab ah, guddoomiye faysal ayaan filayn waxa uu indhihiisa ku soo arkay- sida dugsigii sare ee dadka reer dhoqshay iskaa ku dhiseen oo ka dummay welina dunsan halka wasiir sam sam ay waqtiga ugu badan u qaadatol deegaanka ay ka soo jeedo ee gabiley oo aad moodo inay ka tahay guddoomiyaha waxbashada gobolka amase maamule dugsi.



DAD badan ayaa ogaa cadaalad waradaa laakiin, waxaa si dhab ah u soo saaray safarka guddime cirro- oo markuu ka yaabay dayacaa ugu deeqay 10 arday inuu iskuul fiiga ka xibiyo- jiinagadana u saaro iskuulka dunsan.haddaba arrintani waxay marqaaati cad u noqonaysaa cadaalada darada ka jirta dalka iyo sida aanu u jirran qorshe dawladeeda oo ku qotoma cadaalad iyo sinaan dalkuna ku soo ururay min boorame ilaa berbera.


mahamud mohamed jama.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip