Caynaba Media Group

Anagoo Ah Xubno Ka Tirsan Jaaliyada Dalka Norway Waxaanu Leenahay Maayarka Burco Maxamed Muraad Halaga Daayo Xagxagshada Waxbadan Ayuu Qabtee‏

0
Monday January 05, 2015 - 23:45:38 in Maqaallo by
  • Visits: 456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Anagoo Ah Xubno Ka Tirsan Jaaliyada Dalka Norway Waxaanu Leenahay Maayarka Burco Maxamed Muraad Halaga Daayo Xagxagshada Waxbadan Ayuu Qabtee‏

    Anagoo Ah Xubno Ka Tirsan Jaaliyada Dalka Norway Waxaanu Leenahay Maayarka Burco Maxamed Muraad Halaga Daayo Xagxagshada Waxbadan Ayuu Qabtee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo Ah Xubno Ka Tirsan Jaaliyada Dalka Norway Waxaanu Leenahay Maayarka Burco Maxamed Muraad Halaga Daayo Xagxagshada Waxbadan Ayuu Qabtee ,,,
Waxa Aanu Xusayna Oo Anu cadynaynaa in Maayar Maxamed Muraad Yuusuf Uu Waxbada Gobolka U Qabtay Oo Aanay Qabanini Maayaradii Ka Horeeyay Isgaoo Joogay Mudo Aad U Yar waxaa jira dadka qaar ka xun horu marka iyo waxqabadka oo jecel hadaanay iyagu wax cunin inay qof kasta ka ciideeyaan Hadaba waxa wanaagsan qofka wax qabanaaya waa lala shaqeeya sidaas ayaynu horu mar ku gaadhi karnaa waxanu leenahay dadka mar walba halaysu dul qaato hadii la saluugana halaga war sugo yaan saxaafda lagu deg degin ayaanu ku talinyana xaqa ilaahay hayna garansiiyo Aamiin Magalda Burco Waxa Loo Qabat Waxbadan Waxbadan Oo Kalena Way U Baahanty In Loo Qabto Maayrkana Halal Shaqeeyo Kuwii Ka Horeeyayba Cid Xag Xaganysa Maanu Arage Wabilaahi Tawfiiq .




Oslo Norway


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip