Caynaba Media Group

Borama Oo Ay Usoo Hoydaan 50000 oo qof Oo U Waalatay Inay Noqoto Caasimada Labaad Halka G/Togdheer Ay Usoo Hoydaan In Ku Dhaw have Million 500,000 Waa Kaaf Iyo Kala Dheeri(Waad Riyoote Runtu Waa maxay)‏

0
Monday January 05, 2015 - 23:33:14 in Maqaallo by
  • Visits: 561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Borama Oo Ay Usoo Hoydaan 50000 oo qof Oo U Waalatay Inay Noqoto Caasimada Labaad Halka G/Togdheer Ay Usoo Hoydaan In Ku Dhaw have Million 500,000 Waa Kaaf Iyo Kala Dheeri(Waad Riyoote Runtu Waa maxay)‏

    Borama Oo Ay Usoo Hoydaan 50000 oo qof Oo U Waalatay Inay Noqoto Caasimada Labaad Halka G/Togdheer Ay Usoo Hoydaan In Ku Dhaw have Million 500,000 Waa Kaaf Iyo Kala Dheeri(Waad Riyoote Runtu Waamaxay)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Borama Oo Ay Usoo Hoydaan 50000 oo qof Oo U Waalatay Inay Noqoto Caasimada Labaad Halka G/Togdheer Ay Usoo Hoydaan In Ku Dhaw have Million 500,000 Waa Kaaf Iyo Kala Dheeri(Waad Riyoote Runtu Waamaxay)
,,,
Marka Hore waan wada salaamya Bahda Saxaafad Xorta Ah marka laabd waxa iga yaabiyay oo had iyo goor aan arkaa meelo lagu qor markaad akhrisato saxaafda gaarka looga leeyahay awdal ama boram iydoo ay ku taalo caasimada labaad ee Somaliland iyadoo la wada ogsoonayahay inay tahay hooyada Somaliland Magalada Taariikhda Iyo Magaca Wayn Ee BURCO Oo ah Caasimdii Markii Dawlada Ingiriisku Uu Haystay Somaliland Inuu Caasimad U doortay Una Door Biday Magalada BURCO Oo Ah Maglo Taariikh Wayn Oo Ah Hooyada Somaliland Iyo Halkii Laga Xoreyay Dalka Somaliland Iydoo Ay Had Iyo Goor Ka Dhashaan Kana Soo Baxaan Dad Magac Wayn Oo Ah Intii Madaxwayne Soo Martay Somaliland Marka Laga Reebo daahir Rayaale Kaahin


Hadaba WAAD RIYOOTE RUNTU WAAMAXAY Hasugina Reer Boramaw In Aad Noqotan Caasimada Labaad Waayo Dhul Iyo Dadba Kuma Noola Borama Waa xaafad Yar Oo Layaqaano Burcona Waxaabay Ku Socta Inay Noqoto Caasimada Kobaad Ee Somaliland Ilaahay Ha Daayo Iyadiyo Dadkeedaba Dhamaanba Somaliland Ha Noolaato Guul Wabilaahi Tawfiiq.



Somaliland GUUUUUUUUUUUUL IYO GOBANIMO

By Kahadar M Yuusuf (Khadar Yare)

Khadar1@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip