Caynaba Media Group

Madaxweyne Farmaajo oo Dadaal Ugu jira sidoow Doorashada u Baajin lahaa

0
Thursday October 29, 2020 - 04:10:34 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo Dadaal Ugu jira sidoow Doorashada u Baajin lahaa

    Waxaa isa soo taraayo Cabsida laga qabo in uu Farmaajo Abuuro qalalaaso Siyaasadeed keeni karo in ay doorashada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa isa soo taraayo Cabsida laga qabo in uu Farmaajo Abuuro qalalaaso Siyaasadeed keeni karo in ay doorashada

 dib u dhacdo isagoona adeegsanaayo Kooxa yar oo aan dooneynin in Soomaaliya horay u socoto

Durba qalalaaso Siyaasadeed ayuu ka Abuuray Hireshabeele iyo Puntland si uu helo in uu dib u dhiga Nabad Sugida Qaranka ayaa liis Xildhibaanaa ka soo diyaarisay Muqdisho kaga dhawaaqday Hirshabeele taa oo qas ka Abuurtay halkaa

Ma jirta Doorka Odoyaasha Dhaqanka ku la hayeen Soo xulida Xildhibaanada Labaad ee Hirshabeele

Xaalada Dalka Soomaaliya ayaa laga Cabsi qabaa in uu gaalo qalalaaso Siyaasadeed keeni karto dib u dhac weyn iyo Dagaalo so keeyo hadayna Beesha Caalamka wax la qaban

Dalka Soomaaliya ayaa 3 bil u danbeysay ka jirtay

Taliyaha Nabad Sugida ayaa fashiyo Jowhar Doonayaa in uu Madaxweynaha Hirshabeele ka dhiga Cali Guudlaabe oo horay u ahaa Madaxweyne ku xigeen




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip