Caynaba Media Group

Pogba Oo Si Cad Uga Hadlay Waxa Ka Jira In Uu Ka Fariistay Ciyaaraha Heerka Calaami Ka Dib Hadaladii Madaxweynaha France

0
Wednesday October 28, 2020 - 02:09:04 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Pogba Oo Si Cad Uga Hadlay Waxa Ka Jira In Uu Ka Fariistay Ciyaaraha Heerka Calaami Ka Dib Hadaladii Madaxweynaha France

    Qadka dhexe kooxda Man United ee Pogba ayaa jawaab ka bixiyay warbxino waqti sii horeeyay oo isniintii soo baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qadka dhexe kooxda Man United ee Pogba ayaa jawaab ka bixiyay warbxino waqti sii horeeyay oo isniintii soo baxay

 oo sheegayay in uu ka fariistay ciyaraaha heerka caalami ee qarankiisa France .

Wargeyska The Sun ayaa soo daabacaday in Pogba uu go`aansaday in mar dambe qaranka France uusan u ciyaarin waliba uu ka carooday hadaladii madaxweyanaha France ee ka dhanka ahaa Islaamka .

Pogba ayaa bartiisa instagram-ka soo dhigay qoraal ah ” Mar kale The Sun been weyn ayay soo daabacday , wax ka jira malaha waxa ay qortay , ma jirto wax aan iri xittaa hal daqiiqo kuma fikirin in aan joojiyo u ciyaarista France”.”Waan ka niyad jabsansanahay warbaahinada qaar, magaceyga ayay ku raadinayaan aqristayaal iyaga oo iga been abuuranaya waliba adeegsanaya xiisadda haatan ka taagan France” ayuu sii raaciyay Pogba

Pogba intaas kuma joojin hadalkiisa” Pogba ahaan waan ka soo hortjeedaa wax waliba oo rabshado iyo argigixso ah , waana ka xumahay in xoriyadda warbaahinta si qaldan loo adeegsado”.Pogba waxa uu balan uu ku qaaday in maxkmad uu la fuulayo wargeyska The Sun iyo qoraha xogtaas sida uu hadalka uu u dhigay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip