Caynaba Media Group

Madaxweyne Donald Trump oo guul muhiim u ah gaaray kahor Doorashada Mareykanka

0
Wednesday October 28, 2020 - 01:47:32 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Donald Trump oo guul muhiim u ah gaaray kahor Doorashada Mareykanka

    Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa guul muhiim u ah gaaray kahor doorashada la filayo in dhawaan dhacdo, kadib markii Aqalka Senateka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa guul muhiim u ah gaaray kahor doorashada la filayo in dhawaan dhacdo, kadib markii Aqalka Senateka

 ee Congresska Maraykanaka ansixiyeen haweenaydii uu u soo xulay inay garsoore ka noqoto maxkmadda Sare.

Amy Coney Barret ayaa loo ansixiyay in ay kamid noqoto garsoorayaasha Maxkamada sare ee dalka Mareykanka, waxa ayna arintan guul u noqotay Madaxweyne Donald Trump iyo xisbigiisa.

Ansixintan ayaa Maxkmadda Sare ka dhigeysa mid garsoorayaasha aragtida muxaafidka ah haystaa ay ku badan yihiin, kuwaas oo noqonaya 6, halka kuwa aragtidoodu furfuran tahayna ay yihiin 3 garsoore.

Madaxweyne Donald Trump ayaa intii uu xilka hayay la ansixiyay sadex garsoore oo kamid noqonaya garsoorayaasha Mareykanka, xilkan garsoorka ayaana ah mid abadi ah oo qofkii noqdaa laga qaadi karin hadii uusan is casilin ama geeriyoon




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip