Caynaba Media Group

Guddoomiyaha Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Warbixiyey Hawlaha Ay Qabtaan Guddidaasi

0
Saturday October 17, 2020 - 21:37:33 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 52
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Warbixiyey Hawlaha Ay Qabtaan Guddidaasi

    Guddoomiyaha guddida joogtada ah ee golaha guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka warbixiyey hawlaha ay guddidoodu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha guddida joogtada ah ee golaha guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka warbixiyey hawlaha ay guddidoodu

qabtaan inta gole weynuhu fasaxa ku jiro.

Xildhibaan Siciid Cabdilaahi Yasir guddoomiyaha guddida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqooyinka ay qabtaan xiliga uu goluhu fasaxa ku jiro, isaga oo sheegay in ay booqdaan xarumaha laamaha dawladda una yeedhaan masuuliyiin kala duwan, iyaga oo ka xogwaraysanaya hawlaha ay qaranka u hayaan iyo hay’adaha ay masuulka ka yihiin iyo ha ddii ay jiraan baahiyo u baahan in wax laga qabto.

Wuxuuna intaas ku daray in ay u qorsheysan tahay in ay soo kormeeraan xabsiyada iyo wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland si ay u ogaadaan xaalada rasmiga ah ee ay ku sugan yihiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip