Caynaba Media Group

Kooxda Liverpool oo xalay garoonka ay ku ciyaarto ee Anfeild ku garaacday Arsenal

0
Tuesday September 29, 2020 - 23:01:11 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Liverpool oo xalay garoonka ay ku ciyaarto ee Anfeild ku garaacday Arsenal

    Kooxda Liverpool ayaa xalay garoonka ay ku ciyaarto ee Anfeild ku marti galisay dhigeeda Arsenal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Liverpool ayaa xalay garoonka ay ku ciyaarto ee Anfeild ku marti galisay dhigeeda Arsenal kulan katirsanaa horyaalka wadanka Ingiriiska Kulankan oo ahaa mid aad u xiisa badan ayaa kooxda koobkani difaacanaysa waxa ay goolal gaaraya sadax iyo hal (3-1) kaga adkaatay dhigeeda Arsenal.

Kooxda Liverpool oo marti loo ahaa ayaa goolka lagala hor maray balse kahor inta aan la’aadin qaybtii hore ee nasiinada ayaa Liverpool u suura gashay in ay labo gool layimaadaan halka qaybtii labaadna gool sadaxaad ay keensadeen, taas oo Liverpool usuura galisay guusha ay ka gaartay kooxda Arsenal.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip