Caynaba Media Group

Qaar kamida Wasiirada Isku Deegaanka Soo Jeedaan Mohamed Xaashi Oo La filayo Inay Qayla Dhaan La,aadaan deegaan Kooda

0
Thursday September 10, 2020 - 01:47:34 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaar kamida Wasiirada Isku Deegaanka Soo Jeedaan Mohamed Xaashi Oo La filayo Inay Qayla Dhaan La,aadaan deegaan Kooda

    Qaar Ka Mida Xubnaha Golaha Wasiirada Ee Xukuumada Madaxweyne Biixi Ayaa Wada Dhaq-Dhaqaaqyo Ay Ku Abaabulayan, Madaxdhaqameed Kasoo Jeeda Beelaha Bariga Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar Ka Mida Xubnaha Golaha Wasiirada Ee Xukuumada Madaxweyne Biixi Ayaa Wada Dhaq-Dhaqaaqyo Ay Ku Abaabulayan, Madaxdhaqameed Kasoo Jeeda Beelaha Bariga Burco
,Kuwaas Oo Taageero Loogu Raadinayo Murashaxnimada Xisbiga Kulmiye Ee Madaxweyne Muuse Biixi ,
Xubno Kamida Golaha Wasiirada Oo Ay Isku Hayb Yihiin Ex Wasiir Maxamud Xaashi Ayaa Ku Wajan Maalinta Beri Ah,Gobolada Togdheer Iyo Saraar,Kuwaas Oo Iyagu Fulinaya Qorshe Lagu Wiiqaayo Awooda Taageerada Siyaasi Maxamud Xaashi, Sidoo Kale Masuuliyiintan Ayaa Ka Hortagaaya Mudaharaado Iyo Rebshado Laga Cabsi Qabo Inay Sameeyan Taageerayaasha Siyaasi Maxamud Xaashi
Wasiirka Wasaarada Shaqada Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Marwo Hinda Jaamac Gaani Ayaa La Filaya Inay Maalinta Beri Ah Gaadho Magaalada Caynaba, Halkaas Oo Ay Kulamo Kula Qaadan Doonto,Waxgaradka,Odayaasha Iyo Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan,Waxaana La Filaayo Inay Kala Hadasho Laba Qodob Oo Kala Ah, Sidii Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaankaasi Raali Gelin Uga Bixin Lahaayen,Dhaliilaha Is-barkan Ee Siyaasi Maxamud Xaashi Cabdi U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi,,Iyo Inay Taageeran Murashaxnimada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,
Dhanka Kale Siyaasiyiin Iyo Masuuliyiin Xilal Hore Kasoo Qabtay Xukuumadihii Kala Danbeeyey,Oo Taabacsan Hanka Murashax Maxamud Xaashi Ayaa Wada Abaabulo Ka Dhana Qorshahan Laab-qaboojinta U Ah Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,
Inkasta Oo Wasiir Hinda Gaani Saameyn Badan Kulahayn,Bulshada Deegaankaasi,Hadana Waxaa Laga Dhursugaya,Natiijada Ka Dhalata Kulamadasi,Iyo Cida Ku Gacan Sarayn Doonta Dhanka Kale Waxaa lafilayaa In Mr Kaahin gaadho Burco si uu Uga Hadlo xaaladan Taagan Balse kaahin ayaa Meeshiisa Qabtaa In uu Yahay masuulka Han La,aantiisu dhaafisay korsiga Muuse biixi ugu maqan maalka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip