Caynaba Media Group

Shir Wadatashi ah oo furmay Sadex kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada (Sawirro)

0
Thursday September 10, 2020 - 00:31:42 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Wadatashi ah oo furmay Sadex kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada (Sawirro)

    Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ka furmay shir wadatashi ah ee leeyihiin Madaxda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ka furmay shir wadatashi ah ee leeyihiin Madaxda

maamulada Hirshabelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

Madaxda sadexdan maamul Goboleed ayaa ka arinsanaya hirgalinta qodabadii kasoo baxay shirkii Dhuusomareeb3 iyo sidii go,aan mideesan ula tagi lahaayeen shirka ka furmaya magaalada Muqdisho.

Maamuladan shirka uga furmay magaalada Baydhabo ayaa ah kuwa sida weyn u taageersan siyaasada Dowlada Federaalka Soomaaliya qeyba ka ahaa shirkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Dhuusomareeb.

Shirkan wadatashiga ah ayaa la filayaa marka uu soo dhamaado in madaxda maamuladan soo aadaan magaalada Muqdisho uu ka furmayo shir kale ay yeelanayaan Madaxda dowlada iyo kuwa maamul goboleedyada.  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip