Caynaba Media Group

Madaxweyne Trump oo ku guuleestay abaal marinta Nobel Peace Prize ka

0
Thursday September 10, 2020 - 00:18:23 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Trump oo ku guuleestay abaal marinta Nobel Peace Prize ka

    Madaxweyne Trump ayaa loo magacaabay abaal marinta Nobel Peace Prize ka dib markii uu gacan ka geystay heshiis nabadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Trump ayaa loo magacaabay abaal marinta Nobel Peace Prize ka dib markii uu gacan ka geystay heshiis nabadeed oo dhexmara Israel iyo Imaaraadka Carabta, sida lagu sheegay warbixin Cusub oo maanta arbaco ah la helay Christian Tybring-Gjedde, oo xubin ka ah baarlamaanka Norwey ahna gudoomiyaha golaha baarlamanka NATO, ayaa gudbisay magacaabista, Fox News ayaa werisay.

Mudnaantiisa darteed, waxaan u maleynayaa inuu sameeyay dadaal badan oo uu ku abuurayo nabad ka dhexeysa ummadaha marka loo eego inta kale ee loo magacaabay Abaalmarinta Nabadda,” Tybring-Gjedde ayaa u sheegtay Fox News.

Sidoo kale Tybring-Gjedde ayaa warqad u qoray guddiga Nobel, wuxuu ku qoray in maamulka Trump uu door muhiim ah ka ciyaaray aasaasida xiriirka labada ummadood




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip