Caynaba Media Group

Madaxweyne Kuxigeenka Dalka Afgaanistaan Oo Qarax lagu dhaawacay weerar maanta ka dhacay Kabul

0
Thursday September 10, 2020 - 00:13:07 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 81
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Kuxigeenka Dalka Afgaanistaan Oo Qarax lagu dhaawacay weerar maanta ka dhacay Kabul

    Madaxweyne Kuxigeenka Dalka Afgaanistaan Oo Qarax lagu dhaawacay weerar maanta ka dhacay Kabul.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Kuxigeenka Dalka Afgaanistaan Oo Qarax lagu dhaawacay weerar maanta ka dhacay Kabul.

 
Kudhawaad 10 qof ayaa lagu dilay qarax miino oo lagu bartilmaameedsaday Madaxweyne Kuxigeenka 1aad ee Dalka Afgaanistaan Amarullaah Saalax.
 
Saraakiil ayaa xaqiijiyey katirsan Ciidamada Amniga in Madaxweyne Amarullaah uu yara fiican yahay xaaladiisana ay hagaagsan tahay.
Saaka oo Arbaco ayuu qaraxa ka dhacay Magaalada Kabul Ee Caasimada Dalka Afgaanistaan.
 
Afhayeen u hadlay Wasaarada Arimaha Gudaha Dalkaas oo lagu magacaabo Daariq Ariyaan ayaa sheegay in Labo Qof oo shacab ah ay dhinteen iyadoo 15 Qof dhaawacmeen uu ku jiro Madaxweyne Kuxigeenka.
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip