Caynaba Media Group

Dowlada Federaalka oo war ka soo saartay Qaraxii Galabta ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Thursday September 10, 2020 - 00:10:41 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Federaalka oo war ka soo saartay Qaraxii Galabta ka dhacay magaalada Muqdisho

    Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax ruux naftiisa miidaamiyey uu galabta ka fuliyay maqaayada Blue

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax ruux naftiisa miidaamiyey uu galabta ka fuliyay maqaayada Blue

 sky oo ku taala magaalada Muqdisho halkaasoo dad shacab ah khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu ka soo gaaray.

Qaraxan ayeysan jirin illaa hadda cid sheegatay inkastoo qaraxyo la mid ah oo horey u dhacay ay sheegatay kooxda Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowlada Somalia iyo ciidamada shisheeye ee taageeraya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip