Caynaba Media Group

Madaxweyne Waare oo Gaaray Magaalada Baydhabo iyo Qoor Qoor oo laga Sugaayo

0
Tuesday September 08, 2020 - 22:24:51 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Waare oo Gaaray Magaalada Baydhabo iyo Qoor Qoor oo laga Sugaayo

    Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaaray Madaxweynaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaaray Madaxweynaha

 dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayay.

Garoonka Diyaaradaha magaalada Baydhabo waxaa kusoo dhaweeyay Wafdiga Madaxweynaha Hirshabelle hogaaminayay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulkaasi Waxaa sidoo kale la filayaa saacadaha soo aadan in magaalada Baydhabo gaaro Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Wafdi uu hogaaminayo.

Magaalada Baydhabo ayaa la filaa in kulan wadatashi ah ku yeeshaan Madaxda maamulada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Hirshabelle iyo Galmudug kuwaa oo ka arinsanaya hir galinta qodabadii kasoo baxay Shirkii Dhuusomareeb3 iyo shirka Muqdisho ee lagu casuumay.  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip