Caynaba Media Group

Soomaaliya Madaxweyne Noocee ah ayeey u baahan tahay

0
Sunday September 06, 2020 - 21:50:27 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya Madaxweyne Noocee ah ayeey u baahan tahay

    Dalka Soomaaliya ayaa 4 sano waxaa ka dhaco Doorasha uu ku soo baxo madaxweyne la leeyahay oo shaqsi maal gashtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka Soomaaliya ayaa 4 sano waxaa ka dhaco Doorasha uu ku soo baxo madaxweyne la leeyahay oo shaqsi maal gashtay

 ama Dowlada Shisheeye

Ma jira Madaxweynr la Doortay oo kaligii Go aanka Iska leh mar walbana waxuu Go aan ka qataa shaqsi maalgashtay oo lacagta lagu Doortay bixiyey madaxweynaha kaa oo ah Milkilaha Dowlada Dalka ayaa Dhib weyn ku qabo Madaxweyne aan la heyn Go aan taana waxay Keentay in mar walba uu Fashilmo Masuulkaasi Dalka Garwadeenka ka ah

Markaan Fiirino intii Dowlad la soo dhisay waxii ka danbeeyey Bur Burkii Dowladii Maxamed Siyaad Bare ma jirin Hogaamiye Dalka ku Hogaaminaayey Taladiisa mar walbana waxaa amarka Siinaayey Milkilaha Dowlada

Markaan Fiirino Dowladii Xasan Sheikh Waxaa Go aanka lahaa Faarax Cabduqaadir taana waxay keentay in Madaxweynaha Go aan uusan qaadan kaligii mar walbo Dowlad la dhisaayo uu soo xul Faaarax Cabduqaadi halkii Go aanka uu lahaa Ra iisal wasaraha uu soo magacaabay madaxweynaha

Dowladii Xasan sheikh waxay Fashilantay amarada Faarax Cabduqaadir oo ahaa Milkilaha Dowlada

Waxaase ka daran Madaxweyne Farmaajo oo talo ka goin talada Fahad Yaasiina ku shaqeeyo waana taa nkeentay mar walbo oo Go aan qof kale soo yeeriyo uu qaato Madaxweynaha uu ku fashilmo

Dadka ayaa isweydiinayo waxa ay kala shirayaan Fahad yaasiin iyo Muuday Ahmed Madoobe oo kala hadlayaan arinta Gobolada Geddo

Waxaa is weydiin Mudan Gobolka Gedo maciidan Soomaali ayaa heysto oo Xaduudahiisa ka ilaalinaayo Cadow Su aasho waxay Tahay Ciidanka Gobolka Gedo laga saraayo iyo Kuwa la ageeynaayo

Hadaba Maxay u baahan tahay Soomaaliya ma madaxweyne la maamul oo Go aan laheyn ama Madaxwetne isagu ismaamul Go aanka Masiiriga ahna Gaaro




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip