Caynaba Media Group

SADDEXDA Xiddig Ee Ugu Wanaagsanaa Koox Kasta Xili Ciyaareedkan Premier League, Dhibcaha Ay Heleen Iyo Magacyada Ciyaartoyda

0
Saturday August 01, 2020 - 00:49:23 in Maqaallo by Editor Caynaba News
  • Visits: 18
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SADDEXDA Xiddig Ee Ugu Wanaagsanaa Koox Kasta Xili Ciyaareedkan Premier League, Dhibcaha Ay Heleen Iyo Magacyada Ciyaartoyda

    Xog ururinta ciyaartoyda Premier League ee xili ciyaareedkii dhamaaday ayaa maalinba qayb soo baxaysaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xog ururinta ciyaartoyda Premier League ee xili ciyaareedkii dhamaaday ayaa maalinba qayb soo baxaysaa

, waxaana markan bannaanka lasoo dhigay naadi walba saddexdii ciyaartoy ee ugu sarreeyey qiimaynta kulamada oo dhan.

Shabakadda Whoscored ee qiimaynta, xog kaydinta iyo raad-raaca ciyaartoyda isku hawsha ayaa waxay soo saartay liiska saddexdii ciyaaryahan ee ugu wanaagsanaa koox walba, kuwaas oo laga eegay baasbixintooda, goysmada iyo waxqabadkoodii guud ee intii uu horyaalku socday.

20ka kooxood ee horyaalka Premier League ka kooban yahay, waxa naadi walba lasoo badhigay min saddexdii xiddig ee ugu qiimaynta sarreeyey xili ciyaareedka oo dhan, waxaana ku jira dhawr ciyaartoy oo ay suurtogal tahay in qiimayntoodu layaab kugu noqoto.

Advertisements
 

Xiddiga Manchester City ee Kevin de Bruyne ayaa qiimayntii ugu sarraysay dhamaan ciyaartoyda Premier League ka helay, waxaanu helay 7.97, taas oo ku timid qiimaynta celceliska dhamaan kulamada.

Laakiin Bruno Fernandes oo Manchester United ay soo iibsatay bishii January, qaybtii dambe ee xili ciyaareedkana qaab wanaagsan ku dhamaystay ayaa isaguna helay celceliska qiimaynta guud ee 7.73.

Halkan kaga bogo saddexda ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa koox walba:

Arsenal:

1st – Nicolas Pepe (7.06)

2nd – Pierre-Emerick Aubameyang (7.03)

3rd – Emiliano Martinez (7.02)

Aston Villa:

1st – Jack Grealish (7.23)

2nd – John McGinn (7.00)

3rd – Frederic Guilbert (6.89)

Bournemouth:

1st – Diego Rico (7.06)

2nd – Philip Billing (6.90)

3rd – Joshua King – (6.76)

Brighton:

1st – Dan Burn (6.90)

2nd – Lewis Dunk (6.89)

3rd – Tariq Lampety (6.84)

Burnley: 

1st – James Tarkowski (7.19)

2nd – Dwight McNeill (7.06)

3rd – Phil Bardsley (6.92)

Chelsea:

1st – Willian (7.31)

2nd – Christian Pulisic (7.18)

3rd – Cesar Azpilicueta (7.12)

Crystal Palace:

1st – Wilfried Zaha (6.98)

2nd – Jordan Ayew (6.93)

3rd – James Tomkins (6.82)

Everton:

1st – Richarlison (7.19)

2nd – Lucas Digne (7.16)

3rd – Djibril Sidibe (6.92)

Leicester:

1st – Ricardo Pereira (7.50)

2nd – James Maddison (7.34)

3rd – Wilfred Ndidi (7.23)

Liverpool:

1st – Sadio Mane (7.45)

2nd – Mohamed Salah (7.40)

3rd – Virgil van Dijk (7.32)

Manchester City:

1st – Kevin De Bruyne (7.97)

2nd – Riyad Mahrez (7.48)

3rd – Raheem Sterling (7.35)

Manchester United 

1st – Bruno Fernandes (7.73)

2nd – Marcus Rashford (7.35)

3rd – Anthony Martial (7.31)

Newcastle:

1st – Allan Saint-Maximin (7.29)

2nd – Jonjo Shelvey (6.97)

3rd – Ciaran Clark (6.89)

Norwich:

1st – Emiliano Buendia (7.08)

2nd – Grant Hanley (6.77)

3rd – Sam Byram (6.77)

Sheffield United:

1st – Chris Basham (6.98)

2nd – John Egan (6.93)

3rd – Jack O’Connell (6.93)

Southampton:

1st – James Ward-Prowse (7.15)

2nd – Danny Ings (7.12)

3rd – Nathan Redmond (6.96)

Tottenham:

1st – Harry Kane (7.33)

2nd – Heung-min Son (7.24)

3rd – Serge Aurier (7.06)

Watford:

1st – Troy Deeney (7.05)

2nd – Etienne Capoue (6.91)

3rd – Gerard Deulofeu (6.90)

West Ham:

1st – Michail Antonio (7.29)

2nd – Tomas Soucek (7.14)

3rd – Sebastien Haller (7.08)

Wolves:

1st – Adama Traore (7.49)

2nd – Raul Jimenez (7.25)

3rd – Willy Boly (7.19)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip