Caynaba Media Group

Sheikh Skaakir oo taageeray Xil ka qaadida Ra iisal wasare Kheyre

0
Wednesday July 29, 2020 - 23:30:50 in Wararka by Editor Caynaba News
  • Visits: 59
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheikh Skaakir oo taageeray Xil ka qaadida Ra iisal wasare Kheyre

    Shiikh Maxamed Shaakir Cali oo ka mid ah madaxda Ahlusuna ayaa si weyn u soo dhaweeyay isbadelka ku dhacay dalka, taasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shiikh Maxamed Shaakir Cali oo ka mid ah madaxda Ahlusuna ayaa si weyn u soo dhaweeyay isbadelka ku dhacay dalka, taasi

 ah kalsooni kala laabashada ay baarlamaanka kusameeyeen R/wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Xukuumaddiisa.

Waxaa uu sheegay in shaqo fiican ay qabteen baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana looga baahan yahay in ay ka shaqeeyaan horumarka dalka.Sidoo kale Shiikh Shaakir ayaa waxaa uu madaxweynaha soomaaliya ka dalbaday inuu soo dhiso xukuumad tayo leh oo dalka gaarsiin karta doorasho xor iyo xalaal ah.

Todobaadkan ayay aheyd markii baarlamaanka soomaaliya ay kalsoonida kala laabteen xukuumadda uu hoggaaminayay R/wasaare Xasan Cali Kheyre.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip