Caynaba Media Group

Zeylac Iyo Boorame, Sooliyo Sanaag Bari, Samiqaybsi Doonoow, Hasuuldaarin Xulashada (Doorashada)

0
Wednesday July 29, 2020 - 00:03:49 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 29
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zeylac Iyo Boorame, Sooliyo Sanaag Bari, Samiqaybsi Doonoow, Hasuuldaarin Xulashada (Doorashada)

    Zeylac Iyo Boorame, Sooliyo Sanaag Bari, Samiqaybsi Doonoow, Hasuuldaarin Xulashada (Doorashada)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Zeylac Iyo Boorame, Sooliyo Sanaag Bari, Samiqaybsi Doonoow, Hasuuldaarin Xulashada (Doorashada)

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.C.W.R.B)

WAXAN SALAAN KHAASA U SOO DIRAYAA,

BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

ZEYLAC IYO BOORAME,SOOLIYO SANAAG BARI,

SAMIQAYBSI DOONOW,DALKA WAA U SIMANE,

SADBURSIIMO RAAGTO,SEBEN HORE A BIXISEN,

SIISEEN BEELO GAARA,SAHAL LAGUMA HELAYO,

SOLO GACANTA GELISE,SAWAXANIYO QAYLADA,

SAMO LAGUMA GAADHE,SINAANIYO WALALNIMO,

SULUX MAA KU DOONTAN,WAX HADA SALUGTEN,

SADKA RAADINAYSAN,SAMAROONUN MA LEHEE,

WAA MID LOO SINAYO,SOMALILAN  KA MAQANO,

BEELKASTAABA SUGAYAAN,DADKA SAAWASAWE,

SULDHABALO HOOSIYO,SASABO AAN KU DOONE,

SIDAASAY KU BADISAA,SAYLICIYUN MA DIRANAA,

SADAALADAN ARKAAYO,SAMIRKEENA TAAGWAA,

SUGA WAY ISA SAXAYA,SACABADAAD KA LEEFIYE.

SAMALAHA ONKODAYSO,SAXANSAXO UDGOONBA,

SUBAX DHAW LA URINO,SANKA LA RAACI DOONAA,

SALIGII RASUULKIYO (SCW),SUBCIYO QURAANKANA,

SAQDA DHEXE U SARAKACA,HANA SALUUGIN WAAYA.

                  ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip